{"id":19077,"date":"2016-03-05T13:59:35","date_gmt":"2016-03-05T13:59:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19077"},"modified":"2016-03-05T13:59:35","modified_gmt":"2016-03-05T13:59:35","slug":"baarlamaanka-masar-oo-xilkii-ka-qaaday-mudane-la-kulmay-safiirka-yuhuuda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/05\/baarlamaanka-masar-oo-xilkii-ka-qaaday-mudane-la-kulmay-safiirka-yuhuuda\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Masar Oo Xilkii Ka Qaaday Mudane La Kulmay Safiirka Yuhuuda &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Baarlamaanka dalka Masar ayaa Arbacadii xubinimadii Baarlamaanka ka caydhiyay xildhibaan ka tirsanaa golahooda oo lagu magacaabo Tawfiiq Cukaasha, ka dib markii uu la kulmay safiirka Masar u fadhiya Yuhuuda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/124.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31163\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/124-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Towfiiq Cukaasha oo ahaa Siyaasi iyo Weriye Telefishin ayaa laga saaray Barlamaanka dalka Masar, iyadoo ay inta badan Mudanayaasha u codeeyeen arrintaasi. Baarlamaanka Masar ayaa aqlabiyad ugu codeeyay in xildhibaankaas laga saaro Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii uu Towfiiq Cukaash kulan qado sharaf ah gurigiisa ugu sameeyey Danjiraha Yuhuudda u jooga Masar, Haym Koreen, waxaanu Mr. Cukaasha warbaahinta Masar u sheegay inuu safiirka Yuhuuda kala hadlay arrimo dhawr ah.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah Mudanayaasha Barlamaanka Masar ayaa la sheegay inuu kab ku tuuray Xildhibaanka xilka laga qaaday, inta uu socday Kulanka Barlamaanka, isagoo muujinaya cadhada uu u qaaday Mr. Cukaash.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Danjiraha Yuhuudda, ayaa tilmaamay inuu Kulanka qadada uu Fiikirkeeda lahaa Towfiiq Cukasha, kana wada haadleen Xiisadda Falastiin iyo Yuhuudda iyo arrimo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Baarlamaanka dalka Masar ayaa Arbacadii xubinimadii Baarlamaanka ka caydhiyay xildhibaan ka tirsanaa golahooda oo lagu magacaabo Tawfiiq Cukaasha, ka dib markii uu la kulmay safiirka Masar u fadhiya Yuhuuda. Towfiiq Cukaasha oo ahaa Siyaasi iyo Weriye Telefishin ayaa laga saaray Barlamaanka dalka Masar, iyadoo ay inta badan Mudanayaasha u codeeyeen arrintaasi. Baarlamaanka Masar ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19080,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19077","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4XH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19077"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19077\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}