{"id":1907,"date":"2014-12-18T14:36:34","date_gmt":"2014-12-18T14:36:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1907"},"modified":"2014-12-18T14:36:34","modified_gmt":"2014-12-18T14:36:34","slug":"nigeria-54-askari-oo-amar-diido-darteed-dil-loogu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/18\/nigeria-54-askari-oo-amar-diido-darteed-dil-loogu-xukumay\/","title":{"rendered":"Nigeria: 54 Askari oo amar-diido darteed dil loogu xukumay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Militariga ee Nayjeeriya (Nigeria) ayaa dil ku xukuntay 54 askari oo kamid ah ciidamada dowlada oo diiday inay ka qeyb qaataan dagaalka looga soo horjeedo kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaraam.<\/p>\n<p>Askartan ayaa lagu eedeeyey inay ka qeyb qaadan waayeen hawlgalada ka socda magaalooyinka; Delwa, Bulabulin iyo Damboa oo kamid ah goobaha ay ka dagaalamayaan kooxda Boko Xaraam.<br \/>\nMaxkamada Abuja ee ciidamada ayaa askartan ku xukuntay in la qisaaso maadaama ay sameeyeen amar-diido cad, maxkamada ayaa sidoo kale siideysay 4 askari oo kale oo dacwad tan lamid ah lagu soo oogay.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo ay maxkamada dil ku xukumeyso askar ka tirsan ciidamada dowlada, bishii September ee sanadkan ayaa sidan oo kale 12 askari dil loogu xukumay kadib markii ay dhagaxaan iyo rasaas ku tuureen Taliyahooda.<\/p>\n<p>Dowlada Nayjeeriya ayaa la tacaaleysa la dagaalanka kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaraam oo sheegay inay maamul islaami ah ka dhisayaan waqooyiga wadankaasi, Boko Xaraam ayaa weeraro ismiidaamin ah iyo afduub ah ka waday sanadihii lasoo dhaafay magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nNayrobi office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Militariga ee Nayjeeriya (Nigeria) ayaa dil ku xukuntay 54 askari oo kamid ah ciidamada dowlada oo diiday inay ka qeyb qaataan dagaalka looga soo horjeedo kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaraam. Askartan ayaa lagu eedeeyey inay ka qeyb qaadan waayeen hawlgalada ka socda magaalooyinka; Delwa, Bulabulin iyo Damboa oo kamid ah goobaha ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1908,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-uL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1907"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1907\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}