{"id":19060,"date":"2016-03-04T16:29:13","date_gmt":"2016-03-04T16:29:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19060"},"modified":"2016-03-04T16:29:13","modified_gmt":"2016-03-04T16:29:13","slug":"goolhayaha-arsenal-betr-cech-oo-la-xaqiijiyay-in-uu-ciyaaraha-mudo-ka-maqnaan-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/04\/goolhayaha-arsenal-betr-cech-oo-la-xaqiijiyay-in-uu-ciyaaraha-mudo-ka-maqnaan-doono\/","title":{"rendered":"Goolhayaha Arsenal Betr Cech oo la Xaqiijiyay in uu Ciyaaraha Mudo ka maqnaan Doono"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Goolhaye Petr Cech ayaa garoomada dhawac kaga maqnaan doona \u00a0laakiin waxa uu kalsooni buuxda ku qaba in David Ospina uu wacdaro muuin doono kulanka London Derby ee White Hart Lane ku dhex mari doona kooxaha Tottenham iyo Arsenal. Arsenal ayaa kulan xili ciyaareedkeeda muhiimad wayn ku leh ayaa booqan doonta kooxda Tottenham.<\/p>\n<p>Arsenal ayaa sabtida booqan doonta kooxda Tottenham oo kaalinta labaad ku jirta, waana kulan kala saari doona kooxaha ree London ee Spurs iyo Gunners oo xili ciyaareedkan u tartamaya koobka horyaalka Ingiriiska, laakiin Arsenal ayaa ah kooxda uu cadaadiska badani saaran yahay ka hor kulanka Tottenham maadaamo ay saddexdii kulan ee ugu danbeeyay oo tartamada oo dhan ay ay soo guuldaraysatay.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-20004\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina-620x371.jpg?resize=625%2C374\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina-501x300.jpg 501w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina-298x178.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina-285x171.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina-609x364.jpg 609w\" alt=\"Cech and Ospina\" width=\"625\" height=\"374\" \/><\/p>\n<p><strong>Petr Cech ayaa sheegay in shaqaalaha kooxdiisa, ciyaartoyda iyo qof kastaaba uu kalsooni ku qabo goolhaye David Ospina wuxuuna yidhi:<\/strong> \u201cAnigu waxaan filayaa in qof kasta oo kooxda ahi oo ay ku jiraan shaqaalaha iyo ciyaartoydu ay kalsooni wayn ku qabaan Ospina, sababtoo ah waxaan ka arki karnaa tababarka iyo kulamada caalamiga ah in uu yahay goolhaye fiican\u201d.Sidan ayuu Cech u sheegay shabakada rasmiga ah ee Arsenal.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-20005\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-620x413.jpg?resize=625%2C416\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-450x300.jpg 450w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-620x413.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-285x190.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1-609x406.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina1.jpg 1500w\" alt=\"Cech and Ospina1\" width=\"625\" height=\"416\" \/><\/p>\n<p><strong>Cech oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi:<\/strong> \u201cAnagu kalsooni buuxda ayaan ku qabnaa Ospina, wax dhibaato ahna ma noqon doonto. Waxa uu leeyahay khibrad ku filan oo uu kaga ciyaaro nooca kulankan oo kale ah wuxuuna hore u soo ciyaaray kulankan sidaa daraadeed waxaan filayaa in uu fiicnaan doono\u201d.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-20006\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-620x408.jpg?resize=623%2C410\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-456x300.jpg 456w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-620x408.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-298x196.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-638x420.jpg 638w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-285x188.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11-609x401.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Cech-and-Ospina11.jpg 653w\" alt=\"Cech and Ospina11\" width=\"623\" height=\"410\" \/><\/p>\n<p><strong>Petr Cech oo muddo ugu yaraan bil ah garoomada dhaawac kaga maqnaan doona ayaa aaminsan in uu wali door ku yeelan karo kooxdiisa wuxuuna yidhi:<\/strong> \u201cAnagu waxaanu leenahay istaageerid laba dhinac ah, midkaayaba kan kale ayuu taageeraa, waxaanan filayaa in ay tani tahay waxa ugu muhiimsan koox goolhayaal ah oo wada jir ah oo isku dhajisan, wada shaqaynaya \u00a0oo midba kan kale uu tababarka riixayo. Waxaan aaminsanahay in ay tani Ospina caawin doonto in uu shaqadiisa fiican sii wato\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Goolhaye Petr Cech ayaa garoomada dhawac kaga maqnaan doona \u00a0laakiin waxa uu kalsooni buuxda ku qaba in David Ospina uu wacdaro muuin doono kulanka London Derby ee White Hart Lane ku dhex mari doona kooxaha Tottenham iyo Arsenal. Arsenal ayaa kulan xili ciyaareedkeeda muhiimad wayn ku leh ayaa booqan doonta kooxda Tottenham. Arsenal ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19061,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Xq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19060"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19060\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}