{"id":19046,"date":"2016-03-04T14:50:07","date_gmt":"2016-03-04T14:50:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19046"},"modified":"2016-03-04T14:50:07","modified_gmt":"2016-03-04T14:50:07","slug":"dawlada-kuuriyada-waqooyi-oo-sheegtay-inay-diyaar-u-tahay-adeegsida-hubka-khatarta-ah-ee-nuclear-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/04\/dawlada-kuuriyada-waqooyi-oo-sheegtay-inay-diyaar-u-tahay-adeegsida-hubka-khatarta-ah-ee-nuclear-ka\/","title":{"rendered":"Dawlada Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay Inay Diyaar U Tahay Adeegsida Hubka Khatarta Ah Ee Nuclear-ka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha Dalka Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un, ayaa Millateriga Dalkiisa ku amray inay isku diyaariyaan Adeegsiga Hubka halista ah ee Nuclear-ka xilli kastaa oo loo baahdo.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka North Korea ayaa baahisay in Hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong-Un, uu sheegay in millatariga dalkaasi ay tahay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadi lahaayeen Weerar is-difaacid ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hadalka Kim Jong-un ayaa kusoo beegmayso xilli Xiisadda adag ay ka aloosan tahay gacanka Kuuriya, kaddib markii bishii Jannaayo ee Sanadkan 2016-ka ay Woqooyiga Kuuriya tijaabiyay hubka Nuclear-ka ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Tijaabada dalkaas uga jawaabay cunna-qabteyn cusub ay kusoo rogtay toddobadkan.<\/p>\n<p>Kim Jong-un, oo dhawaan Kormeerayay Gantaallada Dalkaas uu leeyahay ayaa ku sheegay hadal uu jeediyay in millateriga waddankiisa ay tahay inay Nuclear-ka xoojiyaan tiro ahaan iyo tayo ahaan, isla markaana madaxyada Hubkaan halista ah ay heegan geliyaan si Weerar is-difaacid ah ay u qaadi lahaayeen.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aad isku Diyaarisaan sidii aad Weerar is-difaacid ah u qaadi lahaydeen mar walba oo loo baahdo,\u201d ayuu yiri Jong-un oo hadal u jeediyay Saraakiisha ciidamada dalkaas, sida ay baahisay wakaaladda wararka North Korea.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Hanhabaada noocan oo kale ah ayaan ahayn mid ku cusub dalka Waqooyiga Kuuriya, Laakiinse Khubaradda Kim Jong-un ayaa Shaki weyn laga qabaa in Waddankaas uu isticmaalo hubkiisa Nuclear-ka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa Waxay muddo aad u fog Colaado Adagi kala dhexeesay dalka ay dariska yihiin ee Koonfurta Kuuriya, waxaana labadaan dal dhowr jeer dhexmaray dagaallo khasaare badan dhaliyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha Dalka Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un, ayaa Millateriga Dalkiisa ku amray inay isku diyaariyaan Adeegsiga Hubka halista ah ee Nuclear-ka xilli kastaa oo loo baahdo. Wakaaladda Wararka North Korea ayaa baahisay in Hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong-Un, uu sheegay in millatariga dalkaasi ay tahay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadi lahaayeen Weerar is-difaacid ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Xc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19046\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}