{"id":19035,"date":"2016-03-03T16:13:43","date_gmt":"2016-03-03T16:13:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19035"},"modified":"2016-03-03T16:13:43","modified_gmt":"2016-03-03T16:13:43","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-kulan-la-qaatay-hayadaha-warbaahinta-ee-dalka-ka-hawl-gala-qodobo-la-isla-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/03\/wasiirka-warfaafinta-oo-kulan-la-qaatay-hayadaha-warbaahinta-ee-dalka-ka-hawl-gala-qodobo-la-isla-qaatay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Hay&#8217;adaha Warbaahinta ee Dalka ka hawl gala &#038; Qodobo la isla qaatay"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargeisa(AN) Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland md, Cismaan C.laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha saxaafada \u00a0dalka ka hawl gala iyo ururada suxufiyiinta ee Solja iyo Wija waxaana laysla meel dhigay qodobo muhiima.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Kulankaasi ayaa la Iskula Qaatay Qodobadan Hoos ku Xusan<\/p>\n<p class=\"\"><b><span lang=\"EN-GB\">1.\u00a0 <\/span><\/b><b><span lang=\"EN-GB\">Arrimaha Amniga iyo Xasiloonidda dalka.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"\"><span lang=\"EN-GB\">A.\u00a0\u00a0 <\/span><span lang=\"EN-GB\">Inay inaga reebanaato Faafin fidno qabiil Kicin ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"\"><span lang=\"EN-GB\">B.\u00a0\u00a0\u00a0 <\/span><span lang=\"EN-GB\">Inaan la Baahin\/Qorin War been abuur ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"\"><span lang=\"EN-GB\">C.\u00a0\u00a0\u00a0 <\/span><span lang=\"EN-GB\">Inaan ka digtoonaano faafinta ama qorista Suldaan ama Caaqil ku hanjabaya af qabiil.<\/span><\/p>\n<p class=\"\"><span lang=\"EN-GB\">D.\u00a0\u00a0 <\/span><span lang=\"EN-GB\">In aan iska ilaalino Faafinta iyo Baahinta Wax kasta oo halis ku ah amniga iyo faro- gelintiisaba hadii aan si rasmi ah loo faafin.<\/span><\/p>\n<p class=\"\">E.\u00a0\u00a0\u00a0 <span lang=\"EN-GB\">In Baahinta Magaca Qabiilka ama Beel aan ku bedelno Gobol,Degmo,Magaalo,ama Tuulo.<\/span><\/p>\n<p class=\"\">F.\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0In isku dhufashada Dalalka Jaarka ah Sida Itoobiya Iyo J.Somaliland oo Waxyeeli kara Cilaaqaadka Fiican ee ka dhexeeya Labada dal ay inaga\u00a0 Reebban yihiin.<\/p>\n<p class=\"\">G.\u00a0\u00a0 Inaan iska Ilaalino Aflagaado Shakhsi oo Qofka Muwaadinka ah lagu dhaawacayo Sharaftiisa, Sumcadiisa iyo Karaamadiisaba.<\/p>\n<p class=\"\"><b><span lang=\"EN-GB\">2.\u00a0 <\/span><\/b><b><span lang=\"EN-GB\">WADA SHAQAYNTA WARBAAHINTA IYO XUKUUMADDA<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"\"><span lang=\"EN-GB\">A.\u00a0\u00a0 <\/span><span lang=\"EN-GB\">In Warbaahintu hal Camera-Man iyo Hal Weriye oo si Joogta ah uga Hawl gala marka la qabanayo Shirka Jaraa\u2019id ama la bixinayo Warar u soo dirsataan Xarumaha <b>Madaxtooyadda,Madaarka,Iyo Warfaafinta.<\/b><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN) Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland md, Cismaan C.laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha saxaafada \u00a0dalka ka hawl gala iyo ururada suxufiyiinta ee Solja iyo Wija waxaana laysla meel dhigay qodobo muhiima. Kulankaasi ayaa la Iskula Qaatay Qodobadan Hoos ku Xusan 1.\u00a0 Arrimaha Amniga iyo Xasiloonidda dalka. A.\u00a0\u00a0 Inay inaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19035","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4X1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19035"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19035\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}