{"id":19030,"date":"2016-03-03T14:28:20","date_gmt":"2016-03-03T14:28:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19030"},"modified":"2016-03-03T14:28:20","modified_gmt":"2016-03-03T14:28:20","slug":"alexis-sanchez-oo-sharaxaad-ka-bixiyay-waxa-ay-tahay-dhibaatada-kooxdiisa-gunners-ka-haysata-in-ay-koobab-ku-guulaysato-iyo-sanchez-oo-kooxdiisa-dhaliil-u-soo-jeediyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/03\/alexis-sanchez-oo-sharaxaad-ka-bixiyay-waxa-ay-tahay-dhibaatada-kooxdiisa-gunners-ka-haysata-in-ay-koobab-ku-guulaysato-iyo-sanchez-oo-kooxdiisa-dhaliil-u-soo-jeediyay\/","title":{"rendered":"Alexis Sanchez Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Waxa Ay Tahay Dhibaatada Kooxdiisa Gunners Ka Haysata In Ay Koobab Ku Guulaysato Iyo Sanchez Oo Kooxdiisa Dhaliil U Soo Jeediyay"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa ku jirta xaalad jaho wareer ah kadib markii ay maalmo kooban soo gaadhay saddex guuldaro oo xidhiidh ah isla markaana ay laba kulan oo xidhiidh ah ay horyaalka Ingiriiska ku lumisay 6 dhibcood. Sidoo kale Gunners ayaa laba kulan oo xidhiidh ah Emirates Stadium guuldaro kagala kulantay kooxaha Barcelona iyo Swansea City.<\/p>\n<p>Xidiga xulka qaranka Chile iyo kooxda Arsenal ee\u00a0\u00a0Alexis Sanchez ayaa muujiyay sida uu uga cadhaysan yahay dhibaatada kooxdiisa haysata wuxuuna ku dooday in kooxdiisa looga baahan yahay in \u00a0ay garoonka soo gasho sidii iyada oo hogaanka looga hayo 1:0. Sanchez ayaa rumaysan in kooxdiisa ay ka maqan tahay hamuum ama gaajo ay u qabto in ay koobab ku guulaysato.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-19809\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez-620x430.jpg?resize=620%2C430\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez-433x300.jpg 433w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez-298x207.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez-285x198.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchez-609x422.jpg 609w\" alt=\"Sanchez\" width=\"620\" height=\"430\" \/><\/p>\n<p>Arsenal ayaa kulamadii Man United iyo Swansea City iska lumisay fursado ay cadaadiska ugu sii hayn lahayd \u00a0kooxda horyaalka hogaaminaysa ee Leicester City balse Gunners ayaa hadda lix dhibcood ka hoosaysa Foxes oo iyaduba barbaro la gashay kooxda West Brom.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-19813\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-620x397.jpg?resize=623%2C399\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-468x300.jpg 468w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-620x397.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-298x191.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-285x183.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22-609x390.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal22.jpg 634w\" alt=\"Arsenal22\" width=\"623\" height=\"399\" \/><\/p>\n<p>Arsenal ayaa iyada oo xaalad xun ku jirta sabtida u safri doonta kooxda Tottenham oo iyaduba guul daro ka soo gaadhay West ham United, laakiin Sanchez ayaa sidoo kale ku dooday in kooxdiisa ay ka maqan tahay maskax guulaysigii saxda ahaa ee ay koobab ugu guulaysan lahayd.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-19812\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-620x372.jpg?resize=625%2C375\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-501x300.jpg 501w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-620x372.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-298x179.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-285x171.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1-609x365.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal1.jpg 634w\" alt=\"Arsenal1\" width=\"625\" height=\"375\" \/><\/p>\n<p><strong>Alexis Sanchez oo isaga laftiisu aan qaab ciyaareed fiican soo bandhigin kulamadii ugu danbeeyay ayaa isaga oo ka hadlaya arimaha aan soo sheegnay yidhi:<\/strong> \u201cWaxaan filayaa in aanu hoyraalka Ingiriiska ugu guulaysan karno ciyaartoyda aanu haysano , aniga oo taas sheegay haddana, waxaa naga maqan gaajo gaar ah, waxaanu u baahanahay in aanu garoonka soo galno sidii iyada oo haddaba 1:0 hogaanka la nooga hayo\u201d. Sanchez ayaa sidan u shegay Directv Sports.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-19811\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-620x401.jpg?resize=620%2C401\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-464x300.jpg 464w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-620x401.jpg 620w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-298x193.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-285x184.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2-609x394.jpg 609w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Arsenal-2.jpg 634w\" alt=\"Arsenal\" width=\"620\" height=\"401\" \/><\/p>\n<p><strong>Sanchez oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi:<\/strong> \u201cAnaga waxaa naga maqan in aanu naftayada rumaysano in aanu awoodno xaqiiqdii koobka horyaalka. Waxaan xusuustaa kulankii aanu Man United la ciyaarnay sanadkii hore, waxay ciyaartoydu u hamuum\/gaajo qabeen in ay koobka ku guulaystaan markii aanu garoonka soo galnayba. Waxaanu Man United ku burburinay 20 daqiiqo waxaananu hogaanka ku qabanay 2:0, gaajo ayaanu qabnay waxaananu maalintaas haysanay kalsooni\u201d.<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-19814\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchezz.jpg?resize=613%2C392\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" srcset=\"http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchezz-469x300.jpg 469w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchezz-298x191.jpg 298w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchezz-285x182.jpg 285w, http:\/\/www.laacib.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Sanchezz.jpg 574w\" alt=\"Sanchezz\" width=\"613\" height=\"392\" \/><\/p>\n<p>Xigasho: Laacib.net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa ku jirta xaalad jaho wareer ah kadib markii ay maalmo kooban soo gaadhay saddex guuldaro oo xidhiidh ah isla markaana ay laba kulan oo xidhiidh ah ay horyaalka Ingiriiska ku lumisay 6 dhibcood. Sidoo kale Gunners ayaa laba kulan oo xidhiidh ah Emirates Stadium guuldaro kagala kulantay kooxaha Barcelona iyo Swansea City. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19032,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4WW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19030"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19030\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}