{"id":19023,"date":"2016-03-03T14:04:48","date_gmt":"2016-03-03T14:04:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19023"},"modified":"2016-03-03T14:04:48","modified_gmt":"2016-03-03T14:04:48","slug":"waqooyoga-kuuriye-oo-la-saaray-cunaqabatayan-adag-iyo-deeranada-ku-gadamaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/03\/waqooyoga-kuuriye-oo-la-saaray-cunaqabatayan-adag-iyo-deeranada-ku-gadamaan\/","title":{"rendered":"Waqooyoga Kuuriye Oo La Saaray Cunaqabatayan Adag Iyo Deeranada Ku Gadamaan"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa ansixiyay shalay cunno-qabateyn cusub oo lagu soo rogay Waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib tijaabadeedii gantaaallada ridada dheer iyo Hubka Nuclear-ka. Danjire Samantha Power oo ah ergayga Mareyanka ee QM ayaa golaha Ammaanka ee QM u sheegtay in Kuuriyada Waqooyi ay tahay Dalka kaliya ee Tijaabiyay Hub Nuclear-ka ah tan iyo markii u dhashay Qaranigaan 21-aad.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>Sidoo kale, waxay ku eedeysay Xukuumadda Pyongyang ay xoojinayso Hubka Nuclear-ka iyo Gantaalladeeda meelaha fog gaari kara, halkii ay wax ka qaban lahayd baahiyaha dadka waddankeeda ku nooli ay qabaan.<br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/a%2827%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Bulshada Caalamka oo dhan waxay ku hadlayaan waa hal cod, waxayna farriin u dirayaan Xukuumadda Pyongyang, taasoo ah inay joojiso Barnaamijyadeeda halista ah oo ay wado, kuna bedesho inay shacabkeeda wax u qabato,\u201d ayuu ku yiri Obama warbixinta laga soo saaray Aqalka Cad.Warbixin laga soo saaray Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa soo dhaweeyay cuno-qabteynta Cusub ee lagu soo Rogay Kuuriyada Waqooyi, iyadoo Madaxweyne Barack Obama uu ku sheegay Qoraalka kazoo baxay Aqalka Cad inay tani Jawaab cad u tahay Tijaabooyinkii hubka khatarta ahaa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xukuumadda Waqooyiga Kuuriya ayaa waxay maanta oo Khamiis ah tijaabo dhanka hubka ah ku sameysay badda dalkeeda marta\u2026 kaddib markii shalay lagu soo rogay cunno-qabteyn adag.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ma ahan markii ugu horreysay oo Xukuumadda Pyongyang lagu soo rogo cunno-qabteyn, iyadoo dalkan uu horay dhowr jeer oo hore jabiyay cunno-qabteynno lagu soo rogay.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa ansixiyay shalay cunno-qabateyn cusub oo lagu soo rogay Waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib tijaabadeedii gantaaallada ridada dheer iyo Hubka Nuclear-ka. Danjire Samantha Power oo ah ergayga Mareyanka ee QM ayaa golaha Ammaanka ee QM u sheegtay in Kuuriyada Waqooyi ay tahay Dalka kaliya ee Tijaabiyay Hub Nuclear-ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19028,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4WP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19023"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19023\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}