{"id":18983,"date":"2016-03-02T14:15:14","date_gmt":"2016-03-02T14:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18983"},"modified":"2016-03-02T14:15:14","modified_gmt":"2016-03-02T14:15:14","slug":"ma-jirto-meel-jid-gooyo-naloogu-galay-shacabkana-been-ayaa-loo-sheegayaa-anaguna-waan-nabad-qabnaaaxmed-yusuuf-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/02\/ma-jirto-meel-jid-gooyo-naloogu-galay-shacabkana-been-ayaa-loo-sheegayaa-anaguna-waan-nabad-qabnaaaxmed-yusuuf-yaasiin\/","title":{"rendered":"\u201cMa Jirto Meel Jid-gooyo Naloogu Galay Shacabkana Been Ayaa Loo Sheegayaa Anaguna Waan Nabad Qabnaa\u201dAxmed Yusuuf Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo la baahiyay oo ah inay jiraan jid gooyo loo galay oo lagu weeraray isagoo jooga deegaano hoos yimaada gobolka sanaag.<\/p>\n<p>Waxaana uu sidoo kalena sheegay Axmed Yusuuf Yaasiin inuu hada ku sugan yahay magaalada ceerigaabo Waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxba kama jiraan weeye wararkaa sheegaya in jid gooyo lay sameeyey oo laygu weeraray deegaano hoos yimaada gobolka sanaag, shacabka somaliland ayaa been loo sheegayaa aniguna hada waxaan joogaa ceerigaabo waanan joogayaa waayo dadku waa dadkaygii dalkuna waa dalkaygii\u201dSidaas yuu yidhi Mudane Axmed Yusuf Yaasiin.<\/p>\n<p>Sido kalena Madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland Axmed Waxa uu shacabka somaliland ugu baaqay inay markaste ilaashadaan nabadgaliyadooda iyo xasiloonida dalkooda Waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cDadkayga waxaan ugu baaqayaa inay meelkaste oo ay joogaan ilaashadaan nabadgaliyadooda iyo xasiloonidooda waayo nabad wax dhaantaa ma\u00a0 jirto,markaa waxaan leeyahay somaliland waxa lagu yaaqaanay nabad ee ilaashada oo cid kaste oo khal khal kuwada dalka halaga hor yimaado\u201dSidaas ayu yidhi Mudane Axmed Yusuf Yaasin.<\/p>\n<p>Si kasteba ha haatee waxa ilaa saaka ay bulshada somaliland badankoodu isla dhex marayeen in jid gooyo loogu galay deegaano hoos yimaada gobolka sanaag madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland Axmed Yusuf Yaasin ee dawladii hore ee madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwayne ku xigeenkii hore ee somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo la baahiyay oo ah inay jiraan jid gooyo loo galay oo lagu weeraray isagoo jooga deegaano hoos yimaada gobolka sanaag. Waxaana uu sidoo kalena sheegay Axmed Yusuuf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18985,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Wb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18983"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18983\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}