{"id":18949,"date":"2016-03-01T14:20:12","date_gmt":"2016-03-01T14:20:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18949"},"modified":"2016-03-01T14:20:12","modified_gmt":"2016-03-01T14:20:12","slug":"faafaahin-dheeraada-oo-ka-soo-baxday-weerarkii-ka-dhacay-deegaanka-biyaley-ee-gobolka-saaxil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/01\/faafaahin-dheeraada-oo-ka-soo-baxday-weerarkii-ka-dhacay-deegaanka-biyaley-ee-gobolka-saaxil\/","title":{"rendered":"FAAFAAHIN DHEERAADA OO KA SOO BAXDAY WEERARKII KA DHACAY DEEGAANKA BIYALEY ee Gobolka Saaxil"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ber-bera(AN)-Faafahinta aaanu ka helayno dilkii goor dhawayd ka dhacay deegaanka biyaley oo lagu toogtay taliyahii qaybta booliska ee gobalka saaxil o dhawaan laga soo bedalay gobalada sanaag sidoo kalena la dhaawacay badhasaab ku xigeenka gobalkaasi oo Arrio nabadayn u tagey sida ay wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Waxaa wararku intaas ay ku darayaan in la af-duubay mid ka mda ilaaladii taliyaha<\/p>\n<\/div>\n<p>Wararka ka soo baxaya degaankaasi ayaa waxaa ay intaasi raaciyeen in maareeyaha dekada iyo maayarka gobalka saaxil ay ka hadheeh waftiga uu ka midka ahaa badhsaab ku xigeenku lamana oga ilaa hada sababta keentay arintaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xaalada ayaa ah mid haatan kacsan iyada oo ay magaalada ka jirto cabsi fara badani halka ay xukumaduna ilaa hada wax hadala ka soo saarin.<\/p>\n<p>Xigasho Kaah<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ber-bera(AN)-Faafahinta aaanu ka helayno dilkii goor dhawayd ka dhacay deegaanka biyaley oo lagu toogtay taliyahii qaybta booliska ee gobalka saaxil o dhawaan laga soo bedalay gobalada sanaag sidoo kalena la dhaawacay badhasaab ku xigeenka gobalkaasi oo Arrio nabadayn u tagey sida ay wararku sheegayaan. Waxaa wararku intaas ay ku darayaan in la af-duubay mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4VD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18949"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18949\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}