{"id":18938,"date":"2016-03-01T13:50:09","date_gmt":"2016-03-01T13:50:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18938"},"modified":"2016-03-01T13:50:09","modified_gmt":"2016-03-01T13:50:09","slug":"daawo-faanada-sahra-halgan-oo-waraysi-xiiso-badan-kaga-hadashay-taariikhdeeda-iyo-arimo-xiiso-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/01\/daawo-faanada-sahra-halgan-oo-waraysi-xiiso-badan-kaga-hadashay-taariikhdeeda-iyo-arimo-xiiso-badan\/","title":{"rendered":"Daawo Faananada Sahra Halgan oo Waraysi Xiiso badan kaga hadashay taariikhdeeda iyo arimo xiiso badan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland \u00a0Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb gashay dalka dibadiisa iyadoo Somaliland metelaysay, kaalintii ay ka soo qaadatay Halgankii Ururkii SNM iyo shaqadii gaarka ahayd ee ay u xil saarnaan jirtay, aragtideeda ku aaddan xisbiyada siyaasadda Somaliland iyo gooni isutagga JSL, xidhiidhkeeda baraha xidhiidhka bulshada, Dugsiga sare ee ay ka baxday, \u00a0heerka uu gaadhsiisan yahay ku hadalkeeda Luqadda faransiiska iyo jawaabtii ay ka bixisay su&#8217;aashii Weriye Caydaruus Cismaan ee ku saabsanayd nooca ay ugu jeceshahay Cuntooyinka Quutul-daruuriga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ybx_x5r82EY\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland \u00a0Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb gashay dalka dibadiisa iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18947,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Vs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18938"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18938\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}