{"id":18933,"date":"2016-03-01T13:46:26","date_gmt":"2016-03-01T13:46:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18933"},"modified":"2016-03-01T13:46:26","modified_gmt":"2016-03-01T13:46:26","slug":"dalka-pakistan-oo-ay-ka-dhaceen-mudaharaado-balaadhan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/01\/dalka-pakistan-oo-ay-ka-dhaceen-mudaharaado-balaadhan\/","title":{"rendered":"Dalka Pakistan Oo Ay Ka Dhaceen Mudaharaado Balaadhan"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Dalka Pakistan ayaa wajahaya mudaaharaadyo dheeri ah iyadoo aas loo samaynayo waardiyihii hore ee dilay gafarnatoorihii hore ee Punjab, arrintaas ayaa gilgishay dalka.<\/p>\n<p>Dawladda ayaa sare u qaaday ammaanka iyada oo ciidammo badan la geeyay Rawalpindi oo la filayo in ay kumanaan qof u yimaadaan aaska Mumtaz Qadri.<\/p>\n<p>Dad badan oo Muslimiin ah ayaa Qadri ammaanay oo halyay ugu aqoonsaday dilkii uu u gaystay Salman Taseer sanadkii 2011-kii, wuxuu u dilay in uu ka soo horjeeday xukumada lagu qaado dadka wax u dhima diinta.<\/p>\n<p>Dilkii loo gaystay Isniintii wuxuu sababay in kumanaan dad ah ay isugu soo baxaan wadooyinka dalka Pakistan.<\/p>\n<p>Taageerayaasha Qadri intooda badan waxay mudaaharaadyo nabad ah ka dhigeen wadooyinka Karachi, Lahore, Islamabad sidoo kalana waxay gooyeen wadooyinka waawayn ee gala Islamabad.<\/p>\n<p>Dadka mudaaharaadaya ayaa taariyo gubay waxayna qaadayaan hal ku dhagyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Dalka Pakistan ayaa wajahaya mudaaharaadyo dheeri ah iyadoo aas loo samaynayo waardiyihii hore ee dilay gafarnatoorihii hore ee Punjab, arrintaas ayaa gilgishay dalka. Dawladda ayaa sare u qaaday ammaanka iyada oo ciidammo badan la geeyay Rawalpindi oo la filayo in ay kumanaan qof u yimaadaan aaska Mumtaz Qadri. Dad badan oo Muslimiin ah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18936,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Vn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18933"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18933\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}