{"id":18916,"date":"2016-02-29T17:17:47","date_gmt":"2016-02-29T17:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18916"},"modified":"2016-02-29T17:17:47","modified_gmt":"2016-02-29T17:17:47","slug":"daawo-waxan-qurba-joogta-gabiley-odhan-lahaa-ha-iskaga-soo-dhiibina-gudiga-abaaraha-ee-siilanyo-magacabay-qaadhan-ururinta-abaaraha-ee-si-toos-ah-ugu-soo-dira-dadkiina-deegaanka-ku-sugan-caaqil-ma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/29\/daawo-waxan-qurba-joogta-gabiley-odhan-lahaa-ha-iskaga-soo-dhiibina-gudiga-abaaraha-ee-siilanyo-magacabay-qaadhan-ururinta-abaaraha-ee-si-toos-ah-ugu-soo-dira-dadkiina-deegaanka-ku-sugan-caaqil-ma\/","title":{"rendered":"Daawo mid kamid ah Cuqaasha Gobolka Gabiley oo saluug ka muujiyey gudiga Madaxwaynuhu umagacaabay  Abaaraha fariina udiray Qurbajoogta Gobolka"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo Kamida Cuqaasha G.Gabiley Ayaa Si Adag uga Halay Sida Ay Xukumadu uga Gaabsatay Wax Qabashada Abaaraha ee Gobolada Galbeedka Somaliland sidoo Kalena \u00a0Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Waxa uu Qurbajoogta Ganasatada,iyo waxgaradka Gobolada Gabiley, Awdal, Iyo Salalba ugu Baaqay Inayna isaga Soo Dhiibin Qaadhaankooda \u00a0Gudida uu u Magacabay Madaxwaynuhu Abaaraha ee ay sitoosa u soo gaadhsiyaan dadkooda Abaaraha ba,ani ku habsaday Halkan Ka Ka Daawo Warbixintasi Oo dhamaystiran<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kRre_1NSwrk\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo Kamida Cuqaasha G.Gabiley Ayaa Si Adag uga Halay Sida Ay Xukumadu uga Gaabsatay Wax Qabashada Abaaraha ee Gobolada Galbeedka Somaliland sidoo Kalena \u00a0Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Waxa uu Qurbajoogta Ganasatada,iyo waxgaradka Gobolada Gabiley, Awdal, Iyo Salalba ugu Baaqay Inayna isaga Soo Dhiibin Qaadhaankooda \u00a0Gudida uu u Magacabay Madaxwaynuhu Abaaraha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18919,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4V6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18916"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18916\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}