{"id":18900,"date":"2016-02-29T16:50:57","date_gmt":"2016-02-29T16:50:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18900"},"modified":"2016-02-29T16:50:57","modified_gmt":"2016-02-29T16:50:57","slug":"gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-ka-hadlay-dagaalkii-shalay-dhex-maray-ciidamada-qaranka-somaliland-iyo-maleeshiyaadka-puntland-baaqna-u-diray-bulshada-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/29\/gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-ka-hadlay-dagaalkii-shalay-dhex-maray-ciidamada-qaranka-somaliland-iyo-maleeshiyaadka-puntland-baaqna-u-diray-bulshada-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhex maray deegaano hoos yimaada gobolka sool ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka Puntland.<\/p>\n<p>Waxaan uu sidoo kalena gudoomiyuhu sheegay inay dawlada puntland ay samaysay dhul balaadhsi isla markaana \u00a0in u dhaw 30Km ay sop galeen xuduuda somailand ciidamada maleeshiyaadka puntland.<\/p>\n<p>Waxaana uu bulshada gobolka sool ugu baaqay inay ilaashadaan nabadgaliyadooda,isagoona sidoo kale \u00a0dawlada Somaliland ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga jawaabtaa, shacabka Somaliland waxa uu ugu baaqay inay Is garab taagaan shacbiga ku dhaqan gobolka sool.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d_4WSuXiYKs?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhex maray deegaano hoos yimaada gobolka sool ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka Puntland. Waxaan uu sidoo kalena gudoomiyuhu sheegay inay dawlada puntland ay samaysay dhul balaadhsi isla markaana \u00a0in u dhaw 30Km ay sop galeen xuduuda somailand ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18906,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4UQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18900"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18900\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}