{"id":18887,"date":"2016-02-28T16:09:21","date_gmt":"2016-02-28T16:09:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18887"},"modified":"2016-02-28T16:09:21","modified_gmt":"2016-02-28T16:09:21","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-geerida-allaha-unaxariistee-marxuum-maxamed-cabdiraxamaan-gadhyare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/28\/gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-geerida-allaha-unaxariistee-marxuum-maxamed-cabdiraxamaan-gadhyare\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi udiray geerida Allaha unaxariistee Marxuum Maxamed Cabdiraxamaan Gadhyare"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxmsonormal\" style=\"text-align: justify; line-height: 15.95pt; background: white; margin: 0in 0in 16.2pt 0in;\"><span style=\"font-size: 15.0pt; font-family: 'Bookman Old Style','serif'; color: #444444;\">Hargaysa(AN) Guddoomiyaha xisbiga haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Maxamed Kaahin Axmed, Xoghayaha Guud ee xisbiga Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta (28\/01\/2016).<\/span><\/p>\n<p class=\"ecxmsonormal\" style=\"text-align: justify; line-height: 15.95pt; background: white; orphans: auto; widows: 1; -webkit-text-stroke-width: 0px; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.2pt 0in;\"><span style=\"font-size: 15.0pt; font-family: 'Bookman Old Style','serif'; color: #444444;\">Marxuum Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare oo ka mid ahaa ganacsatada caanka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu ka mid ahaa waxgaradkii kaalinta wayn ka soo qaatay nabadayntii iyo dib-u-dejintii beelaha Somaliland kadib dib-u-xorreynta waddanka. Waxa kaloo uu mar ku biiray siyaasadda dalka, isagoo isku sharraxay Golihii Wakiillada ee ugu horreeyey ee doorasho toos ah lagu doortay sannadkii 2005-tii, inkastoo aan ka mid noqon xildhibaanadii soo baxay.<\/span><\/p>\n<p class=\"ecxmsonormal\" style=\"text-align: justify; line-height: 15.95pt; background: white; orphans: auto; widows: 1; -webkit-text-stroke-width: 0px; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.2pt 0in;\"><span style=\"font-size: 15.0pt; font-family: 'Bookman Old Style','serif'; color: #444444;\">Mudane Muuse Biixi iyo xubnaha hoggaanka sare ee KULMIYE waxay ku tilmaameen marxuumka nin taariikh wanaagsan ku lahaa dalka oo aragti hal-abuur lahaa, waxaanay Alle uga baryayaan inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta, iyo guud ahaan shacabkana uu samir iyo iimaan innaga siiyo Marxuumka.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><b>Aamiin\u2026. Aamiin\u2026.Aamiin.<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"ecxmsonormal\" style=\"background: white; orphans: auto; text-align: start; widows: 1; -webkit-text-stroke-width: 0px; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.2pt 0in;\"><b><span style=\"font-size: 19.0pt; font-family: 'Baskerville Old Face','serif'; color: #444444;\">Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxmsonormal\" style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.2pt 0in;\"><b><span style=\"font-size: 19.0pt; font-family: 'Baskerville Old Face','serif'; color: #444444;\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Guddoomiyaha xisbiga haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Maxamed Kaahin Axmed, Xoghayaha Guud ee xisbiga Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18794,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4UD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18887"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18887\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}