{"id":18885,"date":"2016-02-28T16:04:31","date_gmt":"2016-02-28T16:04:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18885"},"modified":"2016-02-28T16:04:31","modified_gmt":"2016-02-28T16:04:31","slug":"guddoomiyaha-golaha-wakiiladda-oo-amray-in-shaqaalaha-golahu-u-ololeeyaan-xisbigiisa-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/28\/guddoomiyaha-golaha-wakiiladda-oo-amray-in-shaqaalaha-golahu-u-ololeeyaan-xisbigiisa-waddani\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADDA OO AMRAY IN SHAQAALAHA GOLAHU U OLOLEEYAAN XISBIGIISA WADDANI"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeisa(AN)Shaqaalaha golaha wakiilada soomaaliland ayaa culays xoogan lagu saaray in ay u ololeeyaan xisbiga mucaaridka ah ee waddani<\/p>\n<p>Ka dib markii guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C\/raxmaan Maxamed C\/laahi (Cirro) si dad-ban iyo si toosaba uu u faray shaqaalaha golahaasi in ay u ololeeyaan xisbigiisa Waddani<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201chaddii aad xafiiska Waddani toddobaadkiiba tagi waydo laba cisho cadaadis shaqo ayaa dareemaysaa\u201d siddaasi waxa yidhi qaar ka mida shaqaalaha golaha wakiilada oo la hadlay shabakada wararka ee Hangoolnews geesta kale shaqaalaha ayaa qariyay magacyadooda iyagoo walaac xoogan ka muujiyay in haddii la ogaaday ay ka cabsi qabaan in ay shaqadooda waayaan,<\/p>\n<p>Golaha wakiilada somaaliland ayaa waxaa ka taagan xaalada adag oo soo waajahday shaqaalaha golahaasi, waxaanay ku tiraabeen: \u201cGuddoomiyahu waa waddani xoghayaha guud ee golahuna waa waddani haddii uu ololayn waayana shaqadiisa ayuu waayayaa, ma jirto waxaanu yeelno oo aan ahayn in aanu xurunta waddani iska xaadarino\u201d ayay haddalkoodii ku soo af-meereen.<\/p>\n<p>Dhacdan ay warbaahinta Hangoolnews soo gaadhsiiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha golahu ayaa ah mid ku cusub hawlaha shaqo ee golaha wakiilada iyo guud ahaanba nidaamka shaqalenimo arintan\u00a0oo xoriyadii ka qaaday shaqaale waynahii ka hawl galayay golahaasi wakiilada Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)Shaqaalaha golaha wakiilada soomaaliland ayaa culays xoogan lagu saaray in ay u ololeeyaan xisbiga mucaaridka ah ee waddani Ka dib markii guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C\/raxmaan Maxamed C\/laahi (Cirro) si dad-ban iyo si toosaba uu u faray shaqaalaha golahaasi in ay u ololeeyaan xisbigiisa Waddani \u201chaddii aad xafiiska Waddani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4UB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18885"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18885\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}