{"id":18883,"date":"2016-02-28T15:51:39","date_gmt":"2016-02-28T15:51:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18883"},"modified":"2016-02-28T15:51:39","modified_gmt":"2016-02-28T15:51:39","slug":"eng-maxamed-xaashi-oo-naqdiyey-gudiyada-tirada-badan-ee-madaxwayne-siilaanyo-magacaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/28\/eng-maxamed-xaashi-oo-naqdiyey-gudiyada-tirada-badan-ee-madaxwayne-siilaanyo-magacaabo\/","title":{"rendered":"Eng Maxamed Xaashi oo naqdiyey Gudiyada tirada badan ee Madaxwayne Siilaanyo magacaabo"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) Wasiirkii hore ee Wasaradda Maliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi oo manta qaar ka mida warbaahinta ugu waramayaay magalada Hargeysa ayaa sheegay inaan loo bahanayn gudigan tirade badan ee ictiraaf raadinta ee madaxweyne Siilanyo Magacabay .<\/p>\n<p>\u201cWaxan anuu u arkaa ictiraaf Somaliya laga raadinayaa ictiraaf ma noqonayo lagamana helayo, loomana baahna\u00a0 kolkaa waa madadaalo ,iyo wakhti dadka laga luminaayo todoba iyo toban gudiya sida la iskugu keenaa way adagtahay oo midba meel jogo ,kolkaa wax caqli ku dhisan ma aha mabda loo radinayo ictiraafkana meel khalada ayaay ka raadinayaan,waxaynu shirkii u horeeyaay\u00a0 ee somaliya ee London ka dhacay ayaanu ka qayb galnay aniga iyo inantii nimco eek u xigeena wasirka Cafimaadka \u00a0waanu diidnay barigaa waxanu nidhi arimaheenu somaliya kuma xidhna inagay inagu xidhan yihiin \u201c Wasiirkii hore Maliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi.<\/p>\n<\/div>\n<p>Hadalkan Maxamed Xaashi ayaa ku soo beegmay iyadoo dhawaan uu madaxweynaha Somaliland gudi ictiraaf raadina u magacabay xubno tiro bada .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Wasiirkii hore ee Wasaradda Maliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi oo manta qaar ka mida warbaahinta ugu waramayaay magalada Hargeysa ayaa sheegay inaan loo bahanayn gudigan tirade badan ee ictiraaf raadinta ee madaxweyne Siilanyo Magacabay . \u201cWaxan anuu u arkaa ictiraaf Somaliya laga raadinayaa ictiraaf ma noqonayo lagamana helayo, loomana baahna\u00a0 kolkaa waa madadaalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Uz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18883"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18883\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}