{"id":18858,"date":"2016-02-28T08:01:17","date_gmt":"2016-02-28T08:01:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18858"},"modified":"2016-02-28T08:01:17","modified_gmt":"2016-02-28T08:01:17","slug":"walaal-caawi-ilmayar-oo-shan-sanno-jira-oo-xaladiisa-caafimaad-liidato-bishiina-hal-mar-dhiig-lagu-shubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/28\/walaal-caawi-ilmayar-oo-shan-sanno-jira-oo-xaladiisa-caafimaad-liidato-bishiina-hal-mar-dhiig-lagu-shubo\/","title":{"rendered":"Walaal Caawi Ilmayar Oo Shan Sanno Jira Oo Xaladiisa Caafimaad Liidato Bishiina Hal Mar Dhiig Lagu Shubo"},"content":{"rendered":"<p>Arbssiyo News&#8212;Maxamed Cabdi Waa ilma yar oo Shan Sanno Jira kuna nool magaalada Burco waxa uu la il daran yahay xaalad caafimaad darro,sidoo kalena waxa intaa u dheer ilmahan yar bishiiba ama todobaadkiiba hal marka ayaa dhiig lagu shubaa.<\/p>\n<p>Hooyo samsam waa hooyada dhashay ilmahan yar waxay umada islaamka ah gaar ahaan umada Somaliland iyo cid kaste oo wax alle siiyay ka codsatay inay kaalmo soo gaadhsiiyaan iyadoona sheegtay inaanay haysan dhaqaale ku filan oo ay dhakhtar dabadeed ku gayso.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqaalka<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DHtWy2ii-0U?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbssiyo News&#8212;Maxamed Cabdi Waa ilma yar oo Shan Sanno Jira kuna nool magaalada Burco waxa uu la il daran yahay xaalad caafimaad darro,sidoo kalena waxa intaa u dheer ilmahan yar bishiiba ama todobaadkiiba hal marka ayaa dhiig lagu shubaa. Hooyo samsam waa hooyada dhashay ilmahan yar waxay umada islaamka ah gaar ahaan umada Somaliland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18863,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ua","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18858"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18858\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}