{"id":18850,"date":"2016-02-27T11:53:15","date_gmt":"2016-02-27T11:53:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18850"},"modified":"2016-02-27T11:53:15","modified_gmt":"2016-02-27T11:53:15","slug":"magacyada-qaar-ka-mid-ah-dhaawaca-iyo-dhimashada-shilka-ka-dhacay-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/27\/magacyada-qaar-ka-mid-ah-dhaawaca-iyo-dhimashada-shilka-ka-dhacay-gabiley\/","title":{"rendered":"Magacyada Qaar Ka Mid Ah Dhaawaca Iyo Dhimashada Shilka Ka Dhacay Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shan iyo toban (15) ruux ayaa ku geeriyooday, sagaal ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay gelinkii dambe ee shalay isku dhaceen laba baabuur oo kala ahaa Noah Bus ah iyo gaadhi kale oo Landcruiser ahi, duleedka galbeed ee xarunta gobalka Gabiley ee Gabiley.<\/p>\n<div class=\"col_large\">\n<div class=\"singlebox\">\n<div id=\"post-31012\" class=\"post\">\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/5.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"31013\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/23\/daawo-xisbiga-kulmiye-oo-soo-dhaweeyey-dalladda-aqoonyahanka-ee-horseed-oo-ku-soo-biiray\/_dsc0459\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/DSC0459.jpg?fit=800%2C532&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"800,532\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;NIKON D3200&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1487807803&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;20&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;560&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.0166666666667&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"_DSC0459\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/DSC0459.jpg?fit=696%2C463&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31013\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/5-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"5\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shilkaas ayaa ahaa kii ugu xumaa ee muddooyinkan dambe ka dhaca Somaliland, waxaanay labada baabuur oo ka kala yimid laba jiho oo kala duwani ay si kedis ah isugu dhaceen, halkaasna waxa ka dhashay khasaare baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka geeriyooday ayaa intooda badan lagu aasay deegaanka Gabiley, halka dhaawac\u00a0 badana loola soo cararay cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Wargeyska Geeska Afrika ayaa booqday xarunta cisbitaalka guud ee Hargeysa, si uu uga soo helo magacyada dadka geeriyooday iyo kuwa shilkaas ku dhaawacmay.<\/p>\n<p><strong>Dhaawaca<\/strong><\/p>\n<p>Dadka shilkaas ku dhaawacmay, oo tiradoodu tahay 9, ayaa waxaanu helnay magacyada 8 ka mid ah, waxaanay kala yihiin<\/p>\n<p>1.\u00a0Farxaan Aw Daahir Dugsiiye<\/p>\n<p>2.\u00a0Mukhtaar Nuur Qaalib<\/p>\n<p>3.\u00a0Muxumed Dugsiiye Madar<\/p>\n<p>4.\u00a0Sacad Aw Daahir Dugsiiye<\/p>\n<p>5.\u00a0Idiris Cali Jaamac<\/p>\n<p>6.\u00a0Khadar Maxamed Cismaan<\/p>\n<p>7.\u00a0Samsam Dayib Xasan<\/p>\n<p>8.\u00a0Asma Khadar Cabdiraxmaan<\/p>\n<p><strong>Dhimasho<\/strong><\/p>\n<p>15-ka ruux ee shilkaas ku geeriyooday, ayaa waxaanu helnay 8 ka mid ah magacyadooda, waxaanay kala yihiin.<\/p>\n<p>1.\u00a0Cabdirashiid aw Daahir Dugsiiye<\/p>\n<p>2.\u00a0Sacad Cismaan Cabdillaahi<\/p>\n<p>3.\u00a0Muuna Qaasim Xuseen<\/p>\n<p>4.\u00a0Sahra Axmed Maal<\/p>\n<p>5.\u00a0Cabdiraxmaan Cumar Cali<\/p>\n<p>6.\u00a0Cabdirisaaq Xaamud Muuse<\/p>\n<p>7.\u00a0Mustafe Nuur<\/p>\n<p>8.\u00a0 Aniisa Axmed Nuur<\/p>\n<p>Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu tacsi u dirayaa guud ahaan ehelada dadka shilkaas ku geeriyooday, waxaanu Alle caafimaad uga baryayaa inta ku dhaawacantay.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa dadka dhaawaca ah ku booqday cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, isagoo Alle uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo inta geeriyotay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro, ayaa isna dhaawaca ku booqday cisbitaalka Hargeysa, waxaanu tacsi u diray dadka ay eheladoodu shilkaas ku geeriyoodeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa qoraal tacsi ah oo uu soo saaray wuxuu Alle uga baryay dadka geeriyooday inuu naxariistii janno ka waraabiyo, inta dhaawaca ahna uu caafimaad siiyo.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shan iyo toban (15) ruux ayaa ku geeriyooday, sagaal ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay gelinkii dambe ee shalay isku dhaceen laba baabuur oo kala ahaa Noah Bus ah iyo gaadhi kale oo Landcruiser ahi, duleedka galbeed ee xarunta gobalka Gabiley ee Gabiley. Shilkaas ayaa ahaa kii ugu xumaa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18851,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4U2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18850"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18850\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}