{"id":18847,"date":"2016-02-27T11:49:40","date_gmt":"2016-02-27T11:49:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18847"},"modified":"2016-02-27T11:49:40","modified_gmt":"2016-02-27T11:49:40","slug":"beertii-nabadda-muqdisho-ee-loo-daawashada-taggi-jiray-oo-la-qarxiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/27\/beertii-nabadda-muqdisho-ee-loo-daawashada-taggi-jiray-oo-la-qarxiyay\/","title":{"rendered":"Beertii Nabadda Muqdisho Ee Loo Daawashada Taggi Jiray Oo La Qarxiyay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Qarax culus oo Xaafadaha Muqdisho inta badan laga Maqlay ayaa dhacay goor-dhow, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan inuu Qaraxani ka dhacay Beerta Nabada oo ay u daawasho tagaan dadweynaha Muqdisho oo xaruntii hore Baarlamanka Soomaaliya ee Degmada Boondheere.<\/p>\n<p>Rasaas la is-dhaafsanayo ayaa billaabatay qaraxa kaddib, iyadoo aan khasaaraha Qaraxaan, aan illaa hadda la ogeyn, mana jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda Weerarkaan oo noqonaya kii ugu horreeyay oo xilli habeenimo ah tan iyo markuu billowday sannadkan.<\/p>\n<p>Beertan ayaa Waxaa u Daawasho taga maalmaha Khamiista iyo Jimcaha shacab fara badan oo Soomaaliyeed, iyadoo xilliga uu Qaraxa iyo weerarka ay geysteen kooxaha hubeysan ka dhacayay halkaas ay ku sugnaayeen shacab bada.<\/p>\n<p>Qaraxa iyo Wararka ku saabsan waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee HOL ee soo socda haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Qarax culus oo Xaafadaha Muqdisho inta badan laga Maqlay ayaa dhacay goor-dhow, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan inuu Qaraxani ka dhacay Beerta Nabada oo ay u daawasho tagaan dadweynaha Muqdisho oo xaruntii hore Baarlamanka Soomaaliya ee Degmada Boondheere. Rasaas la is-dhaafsanayo ayaa billaabatay qaraxa kaddib, iyadoo aan khasaaraha Qaraxaan, aan illaa hadda la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18848,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4TZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18847"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18847\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}