{"id":18841,"date":"2016-02-27T11:40:49","date_gmt":"2016-02-27T11:40:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18841"},"modified":"2016-02-27T11:40:49","modified_gmt":"2016-02-27T11:40:49","slug":"anagu-isma-diwaangalinayno-inta-sanduuqa-halkiisi-lagu-soo-celinayoodayaasha-deegaanka-beebeega","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/27\/anagu-isma-diwaangalinayno-inta-sanduuqa-halkiisi-lagu-soo-celinayoodayaasha-deegaanka-beebeega\/","title":{"rendered":"\u201cAnagu Isma Diwaangalinayno Inta Sanduuqa Halkiisi Lagu Soo Celinayo\u201dOdayaasha Deegaanka Beebeega"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyonews&#8211;Gudiga doorashooyinka ee degmada balligubadle ayaa ka raray goobtii la dhigi jirey sanduuqa codbxinta ee diwaan galinta codbxiyayaasha ee Beebeega oo ka tirsan deegaanka gubar ee degmada balligubadle,<\/p>\n<p>Rarista goobta ayaa waxa ka dhashay muran xoogan oo dhex maray gudiga dorashooyinka qaranka iyo sidoo kale dadwaynaha degan deegaankaasi\u00a0 Beebeega iyada oo u jeedada goobtan looga raray uu dabada ka riixaayo sida ay noo sheegeen dadwaynaha degaanku duqa degmada Balligubadle oo isagu guud ahaanba la wareegey awoodii komishanka ee degmadaasi\u00a0 mus-dambeedna u noqdey hawlaha diwaan galinata ee degmadaasi siday ay noo sheegeen odayaal deegaanka ka tirsan.<\/p>\n<p>Waxaana dadwaynaha degaankaasi oo cabanayaa ay sheegeen inaanay codaynayn inta ay gudidu komishanku halksii kusoo celinayaan sanduuqa ay ka rartay goobtii uu yaalay waxaana ay hadaladoodu iskugu soo biyo shubanayeen.<\/p>\n<p>\u201canagu isma diwaan galinayno inta sanduuqaasi maqan yahay, mana aqbalayno in sanduuqa halkiisii laga Raro, Waxii ka yimaadana komishanka ayaa ka masuula , ma xukumo maayarku doorashooyinka ciduu\u00a0 u shaqaynayana isaga ayaa og markaa waxaan leenahay halagu soo celiyo sanduuqa goobtiisii hore ee uu yaalay,\u201dsidaas ayay dhaheen odayaasha deegaanka beebeega.<\/p>\n<p>Muranka ka dhashay diwaan galinta goobta ayaa waxa uu dadka deeganadaasi \u00a0ku keeni karaa amaan daro iyada oo ayna hore uga dhicin arinta oo kale deegaanada gobolka hawd,balse Dhawaan ayay ahayd markii ay deegaanada lughaya ay koox dablay ah weerar ku qaadeen goob diwaan galineed oo ay ka socotay diiwangalinta codbixiyayaasha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews&#8211;Gudiga doorashooyinka ee degmada balligubadle ayaa ka raray goobtii la dhigi jirey sanduuqa codbxinta ee diwaan galinta codbxiyayaasha ee Beebeega oo ka tirsan deegaanka gubar ee degmada balligubadle, Rarista goobta ayaa waxa ka dhashay muran xoogan oo dhex maray gudiga dorashooyinka qaranka iyo sidoo kale dadwaynaha degan deegaankaasi\u00a0 Beebeega iyada oo u jeedada goobtan looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18842,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4TT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18841"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18841\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}