{"id":18751,"date":"2016-02-24T14:24:46","date_gmt":"2016-02-24T14:24:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18751"},"modified":"2016-02-24T14:24:46","modified_gmt":"2016-02-24T14:24:46","slug":"muhaajiriin-somali-u-badan-oo-buux-dhaafiyay-xeebaha-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/24\/muhaajiriin-somali-u-badan-oo-buux-dhaafiyay-xeebaha-liibiya\/","title":{"rendered":"Muhaajiriin Somali U Badan Oo Buux Dhaafiyay Xeebaha Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa\u00a0 jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/jjjjjj.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30934\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/jjjjjj-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"jjjjjj\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo\u00a0Welt am Sonntag\u00a0ayaa soo weriyey inay Sirdoonka Reer Galbeedka indhaha ku hayaan Qaxootigaasi isku diyaarinayo Safar-baddeed Khatar oo ay doonyo kaga shiraacdaan Xeebaha dalka Libya.<\/p>\n<p>Wargeyska\u00a0Welt am Sonntag\u00a0waxa uu qoray inta badan Muhaajiriinta ka\u00a0 ambabaxa doona Xeebaha Libya inay ka soo kala jeedaan Somalia, Eritrea iyo Nigeria, kuwaasi oo sugaya inta uu Jawiga Badda caadi kanoqonayo, si ay doonyo uga gudbaan marinka ay ku gaadhi karaan Qaaradda Europe.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Muhaajiriinta Soomaalida ee haatan ku sugan dalka Libya, ayaa sheegay inay filayaan inay maalinta Jimcaha soo socota ka ambabixi doonaan Libya, si ay u gaadhaan Xeebaha dalka Talyaaniga.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa\u00a0 jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga. Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo\u00a0Welt am Sonntag\u00a0ayaa soo weriyey inay Sirdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18752,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Sr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18751"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18751\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}