{"id":18743,"date":"2016-02-24T13:51:43","date_gmt":"2016-02-24T13:51:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18743"},"modified":"2016-02-24T13:51:43","modified_gmt":"2016-02-24T13:51:43","slug":"doodda-dawladda-somaliland-ee-shirka-turkiga-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/24\/doodda-dawladda-somaliland-ee-shirka-turkiga-ka-socda\/","title":{"rendered":"Doodda Dawladda Somaliland Ee Shirka Turkiga Ka Socda"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/dddddddddddddd.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30937\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/dddddddddddddd-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"dddddddddddddd\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u ahaa Soomaaliya. \u201cSababta aanu uga Qayb-geli waynay waxa weeye annaga Somaliland baa la na yidhaahda, waxaana hore u cadeynay muddo laga joogo shan iyo labaatan sanno laga joogo in Somalia ka madax-bannaan nahay oo aanu Somaliland nahay,, Waana sababta aanu u leenahay nama khuseeyo shirarka Soomaalia loo qabanayo\u201dayuu yidhi Axmed Kayse oo Sharraxaya sababta ay shirkaas uga maqnaatay Somaliland.<\/p>\n<p>Isagoo mar kale yidhi. \u201cHaddii qaadhaanbixiyeyaashu shirarka\u00a0\u00a0u qabanayaan\u00a0\u00a0ay doonayaan inay xaga horumarka, nabadgalyadda\u00a0\u00a0iyo arrimaha siyaasadda loo qabto\u00a0\u00a0labadda dal isku heer ma joogaan, haddaad eegto Xagga horumarka, bulshadda iyo nabadgalyadda isku heer kama taagna waana sababta u doonayno inay waxeenu noo gaar noqdaa, waayo Somaliland Waxay leedahay Qorshe Horumarineed oo\u00a0\u00a0Qaran oo\u00a0\u00a0ku jooga Sannadka 2030-ka; Wixii la Qabanayay oo dhan way u Qorshaysan tahay, Sida u kala Mudan yihiin, marka Somaliland kama soo Qayb-galin horana ugama aanan qayb-gelin qayb-galin shirar Somalia loo qabtay mana doonayno in hawlaha Somalia loo Qabanayo ku dhex-milanno, marka mawqifkayagu wuu cad yahay shirkana waxa loo qabanayaa Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasir ku xigeenku wuxuu hadalkiisaan yidhi. Dal ahaan nala guma casuumin shirkaa, isla markaana nama khuseeyo shirkaas, lamana mid nihin maamullada Soomaaliya ka jira.\u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18744,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Sj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18743"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18743\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}