{"id":18736,"date":"2016-02-24T13:49:23","date_gmt":"2016-02-24T13:49:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18736"},"modified":"2016-02-24T13:49:23","modified_gmt":"2016-02-24T13:49:23","slug":"dawladda-zambia-oo-ogolaaday-in-basaborka-somaliland-lagu-galo-dalkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/24\/dawladda-zambia-oo-ogolaaday-in-basaborka-somaliland-lagu-galo-dalkooda\/","title":{"rendered":"Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/vvvvvvvvvvvvvvv.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/vvvvvvvvvvvvvvv-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"vvvvvvvvvvvvvvv\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro\u00a0dalka Zambia aanu u baahnayn VISA (Dal-ku-gal), wuxuu joogi karaa Visa la\u2019aan dalka Zambia muddo dhan 30 maalmood haddii uu yahay ganacsade, 90 maalin ayuu joogi karaa haddii booqashadiisa tahay Dalxiis.<\/p>\n<p>Haddii aad doorato Baasaboorka Somaliland ee \u201cOrdinary Passport\u201d waxaa kuu soo baxaayo \u201cYou are exempted from VISA\u201d oo micnaheeda yahay inaan lagaaga baahneyn Dal-ku-gal.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxa ka soo shaqeeyay jaaliyadda Somaliland ee dalkaas degen, waxaanu wadankani ku biiri doonaa wadamada hore u aqoonsaday Basaborka Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland. Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro\u00a0dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18738,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Sc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18736"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18736\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}