{"id":18693,"date":"2016-02-23T14:17:04","date_gmt":"2016-02-23T14:17:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18693"},"modified":"2016-02-23T14:17:04","modified_gmt":"2016-02-23T14:17:04","slug":"hooyo-dhashay-wiilkii-ay-dileen-dhawaan-ciidanka-booliska-saldhiga-maxamed-mooge-oo-sheegtay-in-ciidan-saaka-kusoo-weerareen-shaqadii-ay-ku-jirtay-baaqna-u-dirtay-madaxwayne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/23\/hooyo-dhashay-wiilkii-ay-dileen-dhawaan-ciidanka-booliska-saldhiga-maxamed-mooge-oo-sheegtay-in-ciidan-saaka-kusoo-weerareen-shaqadii-ay-ku-jirtay-baaqna-u-dirtay-madaxwayne-siilaanyo\/","title":{"rendered":"Hooyo Dhashay Wiilkii Ay Dileen  Dhawaan Ciidanka Booliska Saldhiga Maxamed Mooge Oo Sheegtay In Ciidan Saaka Kusoo Weerareen Shaqadii Ay Ku Jirtay Baaqna U Dirtay Madaxwayne Siilaanyo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/A.phataah\">Arabsiyo News<\/a>&#8212;-Hooyo dhashay wiilkii ay dhawaan ciidanka amaanka saldhiga Maxamed Mooge ayaa maanta cabasho xoogan ka muujisay Taliyaha saldhiga ciidanka Maxamed Mooge Iyo Wasiirka Amniga oo ay sheegtay in ciidan saaka kusoo weerareen shaqadii ay ku jirtay oo ahayd dugsi waxbarasho oo dawlada ah oo ay dhigto,<\/p>\n<p>sidoo kalena waxay hooyadanii ay  baaq u dirtay xukumada somaliland gaar ahaana madaxwaynaha Somaliland inuu taalabo cad kassoo saaro falkii ay ciidanku ku dileen wiilka ay dhashay, iyo waliba ciidanka oo wali daba gal hanjabaada ku haya hooyada iyo qoyskeeda.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka<br \/>\n<span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0mfkzUz7mo8?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Hooyo dhashay wiilkii ay dhawaan ciidanka amaanka saldhiga Maxamed Mooge ayaa maanta cabasho xoogan ka muujisay Taliyaha saldhiga ciidanka Maxamed Mooge Iyo Wasiirka Amniga oo ay sheegtay in ciidan saaka kusoo weerareen shaqadii ay ku jirtay oo ahayd dugsi waxbarasho oo dawlada ah oo ay dhigto, sidoo kalena waxay hooyadanii ay baaq u dirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18698,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Rv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18693"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18693\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}