{"id":1864,"date":"2014-12-17T17:27:02","date_gmt":"2014-12-17T17:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1864"},"modified":"2014-12-17T17:27:02","modified_gmt":"2014-12-17T17:27:02","slug":"kenya-500-hayadood-oo-arrimo-argagaxiso-loo-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/17\/kenya-500-hayadood-oo-arrimo-argagaxiso-loo-mamnuucay\/","title":{"rendered":"Kenya: 500 Hay\u2019adood oo arrimo argagaxiso loo mamnuucay"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa bilowday olole ay kula dagaalameyso Hay\u2019adaha iyo ururada ay sheegtay inay xiriirka laleeyihiin kooxaha Argagaxisada ah.<br \/>\nHay\u2019ada u qaabilsan dowlada Kenya maamulida ururada iyo hay\u2019adaha sida gaarka ah loo leeyahay ayaa ogolaanshihii kala noqday hay\u2019ado gaaraya 500, kuwaasi oo 15 kamid ah lagu eedeeyey inay xiriir la leeyihiin kooxo argagaxiso ah.<\/p>\n<p>Dowlada Kenya ayaa ka codsatay dhamaan hay\u2019adaha iyo ururada xarumaha kuleh dalka Kenya inay soo gudbiyaan xogta dhaqaalahooda iyo lacagta bangiyada u taal.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Kenya ayaa qaar kamid ah oo uu ku jiro ururka Dhakhaatiirta aan Xaduuda lahayn ayaa loo qabtay 2 asbuuc inay kusoo gudbiyaan xogta dhaqaalahooda iyo lacagta bangiyada u yaal.<\/p>\n<p>Ololahan cusub ee lala beegsanayo ururada iyo hay\u2019adaha aan dowliga ahayn ayey Xukuumada Kenya ku sheegtay inay qeyb ka tahay la dagaalanka argagaxisada iyo waliba hay\u2019adaha maalgeliya kooxaha weerarada ka geysta gudaha wadankaasi Kenya.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nnayrobi office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa bilowday olole ay kula dagaalameyso Hay\u2019adaha iyo ururada ay sheegtay inay xiriirka laleeyihiin kooxaha Argagaxisada ah. Hay\u2019ada u qaabilsan dowlada Kenya maamulida ururada iyo hay\u2019adaha sida gaarka ah loo leeyahay ayaa ogolaanshihii kala noqday hay\u2019ado gaaraya 500, kuwaasi oo 15 kamid ah lagu eedeeyey inay xiriir la leeyihiin kooxo argagaxiso ah. Dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1865,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-u4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1864"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1864\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}