{"id":18593,"date":"2016-02-19T16:26:54","date_gmt":"2016-02-19T16:26:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18593"},"modified":"2016-02-19T16:26:54","modified_gmt":"2016-02-19T16:26:54","slug":"natiijooyin-hordhac-ah-oo-ka-soo-baxay-doorashadii-madaxtinimada-ee-dalka-uganda-iyo-natiijada-doorashada-oo-la-filayo-24-saac-ee-soo-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/19\/natiijooyin-hordhac-ah-oo-ka-soo-baxay-doorashadii-madaxtinimada-ee-dalka-uganda-iyo-natiijada-doorashada-oo-la-filayo-24-saac-ee-soo-socda\/","title":{"rendered":"Natiijooyin hordhac ah oo ka soo baxay doorashadii madaxtinimada ee dalka Uganda iyo natiijada doorashada oo la filayo 24 saac ee soo socda"},"content":{"rendered":"<p><b>Kampala(AN)<\/b>Natiijooyin hordhac ah oo ka soo baxay doorashadii madaxtinimada ee dalka Uganda waxay muujinayaan in madaxweynaha xilka haya, Yuweri Museveni, uu xafiiska sii haysan doono.<br \/>\nIyadoo la tiriyay ilaa rubac ka mid ah codadkii la dhiibtay, Mr Museveni, oo 71 jir ah, xukunkana soo hayay muddo 30 sano ah, waxaa uu haystaa qiyaastii 60% codbixinta.<br \/>\nWaxaa uu aad uga horreeyaa ninka ugu soo dhow tartanka ee Kizza Besigye. Dib u dhacyo ku yimid goobaha codbixinta qaarkood maalintii shalay ayaa waxay keentay in maanta codbixintu sii socoto.<br \/>\nSiyaasiyiinta mucaaradku waxay dib u dhacyada ku tilmaameen kuwa ula kac loo sameeyay oo loo jeeday in Museveni looga faa&#8217;iideeyo.<br \/>\nNatiijada kama dambaysta ah waxaa la filayaa inay soo baxdo maalinta Sabtida ee berrito ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Source \u00a0BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala(AN)Natiijooyin hordhac ah oo ka soo baxay doorashadii madaxtinimada ee dalka Uganda waxay muujinayaan in madaxweynaha xilka haya, Yuweri Museveni, uu xafiiska sii haysan doono. Iyadoo la tiriyay ilaa rubac ka mid ah codadkii la dhiibtay, Mr Museveni, oo 71 jir ah, xukunkana soo hayay muddo 30 sano ah, waxaa uu haystaa qiyaastii 60% codbixinta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18594,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4PT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18593","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18593"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18593\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}