{"id":18577,"date":"2016-02-19T14:15:32","date_gmt":"2016-02-19T14:15:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18577"},"modified":"2016-02-19T14:15:32","modified_gmt":"2016-02-19T14:15:32","slug":"faysal-cali-waraabe-oo-ka-hadlay-isku-shandhayntii-madaxwaynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/19\/faysal-cali-waraabe-oo-ka-hadlay-isku-shandhayntii-madaxwaynaha\/","title":{"rendered":"Faysal Cali Waraabe oo ka Hadlay isku Shandhayntii Madaxwaynaha"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan xukuumadiisa ku sameeyay, waxaanu ku tilmaamay isku shaandhayn aan macno soo kordhinayn.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/167.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30808\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/167-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Md. Faysal oo u waramay telefishanka Universal, ayaa sheegay inaan wax muhiim ahi ka muuqan isku shaandhayntaas, \u201cHorta sababta garan maayo oo madaxweynaha sameeyay ayaa sababta la weydiin karaa, laakiin waxaan u arkaa inaanay wax micno ah oo ay soo kordhinaysaa jirin, dawladana sannad ayaa u hadhsan dadka la isku bedelayna waa dadkii hore u joogay, markaas uma arko inay keenayso wax macno ah oo weyn, laakiin sababta wakhtigan keentay madaxweynaha ayuun baa ka jawaabi kara.\u201d ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu Faysal Cali Waraabe, ka hadlay telefishanka qaranka ee la hoos geeyay wasaaradda warfaafinta, waxaanu sheegay in kala madaxbanaanidii Telefishanka iy wasaaradu ahayd talaabo ka soo horjeeda nidaamka dawladnimo, \u201cMarkaas imika haddii la hoos keenay, nidaamyada adduunka ka jira mid ka mid ah ayay qateen.\u201d ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan xukuumadiisa ku sameeyay, waxaanu ku tilmaamay isku shaandhayn aan macno soo kordhinayn. Md. Faysal oo u waramay telefishanka Universal, ayaa sheegay inaan wax muhiim ahi ka muuqan isku shaandhayntaas, \u201cHorta sababta garan maayo oo madaxweynaha sameeyay ayaa sababta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18578,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4PD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18577"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18577\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}