{"id":18553,"date":"2016-02-18T07:56:39","date_gmt":"2016-02-18T07:56:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18553"},"modified":"2016-02-18T07:56:39","modified_gmt":"2016-02-18T07:56:39","slug":"madaxweyne-ismacil-cumar-geelle-oo-dalkisa-ku-so-dhoweyey-warqadihi-aqoonsigana-ka-guddoomaya-safiirrada-cusub-ee-4-waddan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/18\/madaxweyne-ismacil-cumar-geelle-oo-dalkisa-ku-so-dhoweyey-warqadihi-aqoonsigana-ka-guddoomaya-safiirrada-cusub-ee-4-waddan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ismacil Cumar Geelle oo Dalkisa ku so dhoweyey Warqadihi Aqoonsigana ka guddoomaya Safiirrada Cusub ee 4 waddan &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Jamhuuriyada Djabouti ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay afar safiir oo cusub oo ka kala socda dalalka Ethiopia, Togo, Australia iyo Comores.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Madaxweynaha jamhuuriyada Djaobuti ayaa ugu horayntii waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka dalka Ethiopia Shamebo Fitamo Adebo kaas oo uu ku qaabilay xarunta qasriga madaxtooyada oo Djabouti, waxaanay isla qaateen in xidhiidhka labada dal la adkeeyo isla markaana laga sii horu mariyo meesha uu hada taagan yahay.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/image%20%282%29%282%29.png?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale madaxweynaha jamhuuriyada Djabouti waxa uu waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka wadanka Togo u qaabilsanaan doona Djabouti Nolaki Ekpao, safiirka dalka cusub ee Comores Assoumani Youssouf ayaa iyaguna ka mid ahaa safiirada\u00a0<span id=\"MainContent_lblArticle2\">madaxweynaha Djabouti ka gudoomay waraaqihii aqoonsiga, waxaanay dhamaanba safiirada ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xidhiidhada saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Djabouti iyo wadamadaasi.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Arabsiyo Desk<\/div>\n<div>Arabsiyonews@gmail.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Jamhuuriyada Djabouti ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay afar safiir oo cusub oo ka kala socda dalalka Ethiopia, Togo, Australia iyo Comores. Madaxweynaha jamhuuriyada Djaobuti ayaa ugu horayntii waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka dalka Ethiopia Shamebo Fitamo Adebo kaas oo uu ku qaabilay xarunta qasriga madaxtooyada oo Djabouti, waxaanay isla qaateen in xidhiidhka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18553","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Pf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18553"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18553\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}