{"id":18537,"date":"2016-02-18T07:25:58","date_gmt":"2016-02-18T07:25:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18537"},"modified":"2016-02-18T07:25:58","modified_gmt":"2016-02-18T07:25:58","slug":"wasiirka-dalka-imaraadku-u-magacaabay-farxadda-oo-xilkaas-loo-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/18\/wasiirka-dalka-imaraadku-u-magacaabay-farxadda-oo-xilkaas-loo-dhaariyay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dalka Imaraadku U Magacaabay Farxadda Oo Xilkaas Loo Dhaariyay."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Haweenay magaceedu yahay Ohood Al Roumi oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Farxadda ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) dhowaan, ayaa markii xilka loo dhaarinayey kadib xidhatay silis ay ku qornayd (Happy) \u201cFarxad\u201d si ay u muujiso xilka loo dhiibay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/9fbe9127-0394-4ceb-a575-c9b474504f22_16x9_788x442.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-91637\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/9fbe9127-0394-4ceb-a575-c9b474504f22_16x9_788x442.jpg?resize=696%2C391\" alt=\"9fbe9127-0394-4ceb-a575-c9b474504f22_16x9_788x442\" width=\"696\" height=\"391\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Ohood Al Roumi oo ah haweenaydii ugu horreysay ee qabta xilka Wasiirka Wasaaradda Farxadda Imaaraadka Carabta, ayaa lagu hor dhaariyey Sheekh Mohammed bin Rashid Al-Maktoum oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Ra\u2019isal-wasaaraha iyo waliba maamulka Dubai.<\/h2>\n<h2>Sheekh Mohammed, ayaa wasaaradaha Farxadda, Dulqaadka iyo Arrimaha Dhallinyarada markii u horraysay ku soo kordhiyey golaha wasiirrada toddobaadkii u dambeeyey, kuwaasoo ka shaqayn doona sugida farxada iyo dulqaadka shacabka Imaraadka.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Haweenay magaceedu yahay Ohood Al Roumi oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Farxadda ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) dhowaan, ayaa markii xilka loo dhaarinayey kadib xidhatay silis ay ku qornayd (Happy) \u201cFarxad\u201d si ay u muujiso xilka loo dhiibay. Ohood Al Roumi oo ah haweenaydii ugu horreysay ee qabta xilka Wasiirka Wasaaradda Farxadda Imaaraadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18538,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4OZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18537"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18537\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}