{"id":18515,"date":"2016-02-17T14:23:35","date_gmt":"2016-02-17T14:23:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18515"},"modified":"2016-02-17T14:23:35","modified_gmt":"2016-02-17T14:23:35","slug":"maxkamadda-distooriga-ah-oo-ka-jawaabtay-fasiraad-sharci-oo-uu-madaxweyne-siilaanyo-ka-dalbaday-oo-ku-saabsan-hayadda-sirdoonka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/17\/maxkamadda-distooriga-ah-oo-ka-jawaabtay-fasiraad-sharci-oo-uu-madaxweyne-siilaanyo-ka-dalbaday-oo-ku-saabsan-hayadda-sirdoonka-qaranka\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Distooriga Ah Oo Ka Jawaabtay Fasiraad Sharci Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday Oo Ku Saabsan Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay maxkamadda distooriga ahi fasiraad ka bixiso xeerka sirdoonka qaranka oo ay ka taagnayd dood ah qaabka ay u samaysantahay inuu yahay ciidan iyo inaanay ahayn hay\u2019ad ciidan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/158.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30778\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/158-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa dhawaan maxkamadda distooriga ah\u00a0 ee Somaliland ka dalbaday fasiraadan, ka dib markii hay\u2019adda sirdoonka qaranka laga qadiyay darajadii la siiyay ciidamada kala duwan ee Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu maxkamada ka dalbaday inay fasirto in hay\u2019adu tahay hay\u2019ad ciidan iyo inaanay ahayn iyo weliba in shaqaalaha hay\u2019adan la siin karo darajada ciidamada.<\/p>\n<p>Sidaas darteed, sida ay ilahan xogogaalka ahi sheegeen, maxkamadda distooriga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay dalabkaas fasiraada sharci ee Madaxweynuhu ka codsaday, waxaanay maxkamadu cadaysay inay hay\u2019addu tahay hay\u2019ad ciidan, islamarkaana ay shaqaalaha hay\u2019adda sirdoonka qaranku dhammaantood u qalmaan in\u00a0 la siiyo darajada la siiyay ciidamada kale ee Somaliland.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxa ay maxkamadda sare hoosta ka xariiqday sida ay muhiimka u tahay in tababaro kala duwan la siiyo shaqaalaha hay\u2019addan, ka hor intaan la qorin shaqada haya\u2019daas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay maxkamadda distooriga ahi fasiraad ka bixiso xeerka sirdoonka qaranka oo ay ka taagnayd dood ah qaabka ay u samaysantahay inuu yahay ciidan iyo inaanay ahayn hay\u2019ad ciidan. Sida ay Geeska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18516,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4OD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18515"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18515\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}