{"id":18512,"date":"2016-02-17T14:20:54","date_gmt":"2016-02-17T14:20:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18512"},"modified":"2016-02-17T14:20:54","modified_gmt":"2016-02-17T14:20:54","slug":"dawladda-somaliland-oo-goaan-ka-gaadhay-dekedda-laga-dhisayo-ceel-garde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/17\/dawladda-somaliland-oo-goaan-ka-gaadhay-dekedda-laga-dhisayo-ceel-garde\/","title":{"rendered":"Dawladda Somaliland Oo Go\u2019aan Ka Gaadhay Dekedda Laga Dhisayo Ceel-garde &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay go\u2019aan ka soo saartay dekad yar oo muran ka dhalisay gobolka Saaxil oo laga dhisayo\u00a0 Ceel Garde, waxaanay caddeysay inay tahay mid sharci darro ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/157.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30775\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/157-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiir Ku-xigeenka amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo shalay\u00a0 u warramayay warbaahinta. \u201cWaxaan dawladdii fasaxin oo aanay iyadu dhisaynini deked maaha, dekedaha dawlad baa maamusha iyadaa ogolaata iyadda dhista iyo ciidana geysata halkii ay u aragto deked oo wax laga soo dajinaayo sida maydh oo kale sida saylac oo kale iyo sida ta berbera oo kale dekedaha aynu naqaanan waa kuwaa. Laakin dee haddii meel walba oo\u00a0 baddeena dheeri marto uu reer walba yidhaa deked baan ka samaysanayaa aan wax kala soo dago dalku dee fawdo ayuu galaya mana aqbalayno taas wax loo baahan yahayna maaha \u201d ayaa uu \u00a0yidhi .<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenku \u00a0isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi \u201cWaxaan leeyahay shacabkana ha ogaadaan inay dalka dawladi ka taliso oo waxay diiday ay diiday waxii ay fulinaysana ay fulinayso mana aha in cid walbaaba intay qori iska qaadato waxay doonto yeesho, ninka wax diidaa inuu yidhaa ana gacantayda ku fushanaya maaha, ka difaacanayaana inuu qori soo qaato maaha loogamana baahna dalka taas, waxaana leeyahay shacabka Somaliland waxaad xaq u leedihiin iyo waxaydaan u lahayna kala garta anaguna ka dawlad ahaan talaabo Ayaan qaadi doonaa.\u201d<\/p>\n<p>wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland \u00a0Maxamed Muuse Diiriye waxa uu shacabka ku dhaqan deegaankaasi ku booriyay inay ilaashadaan amniga iyo xasiloonidda dalkooda waxaanu yidhi \u00a0\u201cWaxaan leeyahay shacabkaa kacsan hawl idinka idiin taala maaha hawshaasina dawlada ayay u taala, haday dekedo dhisayso iyo hadanay dhisaynbana iyada ayay u taala shicib diiidi karaana ma jiro markaa waxa idin leeyahay ilaasha amnigiina iyo xasiloonidiina.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay go\u2019aan ka soo saartay dekad yar oo muran ka dhalisay gobolka Saaxil oo laga dhisayo\u00a0 Ceel Garde, waxaanay caddeysay inay tahay mid sharci darro ah. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiir Ku-xigeenka amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, oo shalay\u00a0 u warramayay warbaahinta. \u201cWaxaan dawladdii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18513,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4OA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18512","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18512"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18512\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}