{"id":18510,"date":"2016-02-17T14:18:57","date_gmt":"2016-02-17T14:18:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18510"},"modified":"2016-02-17T14:18:57","modified_gmt":"2016-02-17T14:18:57","slug":"dawlada-ruushka-oo-iska-fogeeyey-inuu-duqaymo-u-gaystay-cusbitaalo-ku-yaala-waqooyiga-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/17\/dawlada-ruushka-oo-iska-fogeeyey-inuu-duqaymo-u-gaystay-cusbitaalo-ku-yaala-waqooyiga-suuriya\/","title":{"rendered":"Dawlada Ruushka Oo Iska Fogeeyey Inuu Duqaymo U Gaystay Cusbitaalo Ku Yaala Waqooyiga Suuriya"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8211;Dowladda Ruushka ayaa iska fogeysay eedeymo la xiriiri dambi dagaal, kadib markii lagu eedeeyay inay duqeysay Isbitaalo ku yaala dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Aqalka Kremlin Dmitry Peskov ayaa sheegay in eedeymahaas aan wax cadeymo ah loo heyn,<\/p>\n<p>In ka badan 50-ruux ayaa lagu dilay gantaalo lagu garaacay illaa afar isbitaal iyo labo iskuul oo ku yaala waqooyiga Suuriya, halkaasoo ay ka taliyaan Kooxaha mucaaradka.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobey ayaa ku tilmaamtay weerarada lagu haayo goobaha adeega bulshada ay tahay dambi dagaal.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa ku eedeysay Turkiga iyo dalalka lale ee xulafada la ah ay ka mas\u2019uul yihiin weeraradaas.<\/p>\n<p>Dhaqaaqtiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa sheegtay in weerarada lagu qaaday Isbitaalada ku yaalla waqooyiga Suuriya ay ka mas\u2019uul yihiin Ruushka ama dowladda Suuriya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Dowladda Ruushka ayaa iska fogeysay eedeymo la xiriiri dambi dagaal, kadib markii lagu eedeeyay inay duqeysay Isbitaalo ku yaala dalka Suuriya. Afhayeen u hadlay Aqalka Kremlin Dmitry Peskov ayaa sheegay in eedeymahaas aan wax cadeymo ah loo heyn, In ka badan 50-ruux ayaa lagu dilay gantaalo lagu garaacay illaa afar isbitaal iyo labo iskuul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18510","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Oy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18510"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18510\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}