{"id":18505,"date":"2016-02-17T14:10:35","date_gmt":"2016-02-17T14:10:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18505"},"modified":"2016-02-17T14:10:35","modified_gmt":"2016-02-17T14:10:35","slug":"masuuliyiinta-xisbiga-ucid-oo-dhaliilo-xoogan-u-jeediyay-xisbiyada-kulmiye-iyo-wadani-iyo-waliba-gudida-komishanka-dooroshooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/17\/masuuliyiinta-xisbiga-ucid-oo-dhaliilo-xoogan-u-jeediyay-xisbiyada-kulmiye-iyo-wadani-iyo-waliba-gudida-komishanka-dooroshooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;Qaar kamida masuuliyiinta xisbiga ucid oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaana masuuliyiinta ay ku Canbaareeyeen xisbiyada wadani iyo kulmiye inay deegaanada gobolka awdal ee diiwaangalinta doorashooyinku ka sacdaan inay ka bilaabeen olole cad, iyagoona sidoo kalena gudida komishanka dooroshooyinka qaranka Somaliland ku dhaliilay inay ka gaabiyeen inay talaabo cad ka qaadan labadan xisbi ee olalah ka bilaabay gobolka awdal ee diiwaangalintu ka socoto waa siday hadalka u dhigeene.<\/p>\n<p>Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga ucid Yusuf Kayse Cabdi oo ugu horeynba ka hadlay shirkaa jaraa\u2019id ayaa sheegay inay olole cad ay labada xisbi ee wadani iyo kulmiye ay ka bilaabeen gobolka awdal oo ay diiwaangalintu ka socotay dhanka kalena waxa sheegay inay gudiddu ay ka gaabisay inay talaabo ka qaado labadan xisbi ee buriyay heshiiskii ay galeen ee ahaa inaany olole la bilaabin tan iyo xiliga ay bilaabmayaan ololuhu waxaana uu yidhi xoghayuhu sida tan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1214\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1-41.jpg?w=696\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1-41-600x450.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1-41.jpg 640w\" alt=\"1\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo marnay 66 Goobood oo ay ka socdaa diiwaangalintu intaa aan soo marnay labada xisbi munaaqibiintood midna ma joogin, waxaana maanta baaq u diraya komishanka hadaanu xisbiga ucid nahay sidee baa loogu kalsoonaan karaa komishanka maanta xeerkaan saxeexnay ku fulin kari la\u2019 labadan xisbi ee olaha cad ka bilaabay gudaha gobolka awdal hadaanu nahay xisbiga ucid maantana calaamatul su\u2019aal Ayaan saaraynaa komishanka hadii ay waxb ka qaban waayaan labadan xisbi\u201dSidaas ayuu hadalkii kusoo koobay Yuusuf Kayse Cabdi<\/p>\n<p>Dhanka kale waxa Isna ka hadlay xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga ucid Cabdiqani kabtanka waxaana uu isna sidoo kale ka dhawaajiyay inaanu dadkeenu maanta u baahnayn olele ee uu u baahan yahay gurmad loo fidiyo maadama ay jiraan abaaro baahsan waxaanu yidhi.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1215\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Capture-27.png?w=696\" alt=\"Capture\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaynu wada ognahay inay dadkeenu maanta ku jiraan xaalad adag oo abaaro ah oo biyo la\u2019aana halkii dadkaa looga naxariisan lahaa oo gurmad loo gaadhsiin lahaa in inta la geeyo 100 gaadhi iyo calaaman in cagta ka mariyo gibigoodiiba oo siigo lagu kiciyo iyadoon waxba la siinayn waa wax lala yaabo. Runtii hadanu nahay xisbiga ucidna waan canbaareynaynaa falkaas ay ka wadaa gobolka awdal labadan xisbi waxaanan leenahay komishanka taalo cad waa inaad ka qaadan Wadani Iyo Kulmiye olalahan ay ka wadaan gobolka awdal waad ka gaabiseen shaqadiinii laydiin igamadaye\u201dSidaas ayuu hadalkiisa kuu koobay Cabdiqani Kabtanka<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaatee dhawaaqan kasoo yeedhay masuuliyiinta xisbiga ucid ayaa daraana kadib kormeer kala duwan oo ay masuuliyiinta xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye ay ku tageen deegaanada hoos yiimada gobolka awdal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqalka warka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VvmYi0y256M?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Qaar kamida masuuliyiinta xisbiga ucid oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku Canbaareeyeen xisbiyada wadani iyo kulmiye inay deegaanada gobolka awdal ee diiwaangalinta doorashooyinku ka sacdaan inay ka bilaabeen olole cad, iyagoona sidoo kalena gudida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18506,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ot","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18505"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18505\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}