{"id":18481,"date":"2016-02-16T14:20:37","date_gmt":"2016-02-16T14:20:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18481"},"modified":"2016-02-16T14:20:37","modified_gmt":"2016-02-16T14:20:37","slug":"dilkii-ugu-foosha-xumaa-oo-ka-dhacay-magaalada-compton-ee-dalka-maraykankasawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/16\/dilkii-ugu-foosha-xumaa-oo-ka-dhacay-magaalada-compton-ee-dalka-maraykankasawiro\/","title":{"rendered":"Dilkii Ugu Foosha Xumaa Oo Ka Dhacay Magaalada Compton Ee Dalka Maraykanka+Sawiro"},"content":{"rendered":"<div id=\"main\" class=\"col-xs-8 clearfix\">\n<article id=\"post-1122\" class=\"clearfix post-1122 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-current-situations\">\n<section class=\"post_content clearfix\">\n<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;Inan yar oo 1 sano jir ah ayaa nin hubeysani xalay fiidnimadii ku dilay magaalada Compton ee dhinaca koonfureed ee gobolka Los Angeles ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.trbimg.com\/img-56bb699e\/turbine\/la-me-ln-compton-baby-fatally-shot-in-crib-aut-001\/400\/400x225\" alt=\"Autumn Johnson\" \/>Nin ku hubeysan qori ayaa habeenimadii xalay fiidkii hore waxaa uu dilay inan yar oo hal sano jir,waxaana la sheegay inay inantan yari ay ku jirtaa xilligaa xoolka ciyaalka.<\/p>\n<p>Sarkaal u hadlay booliska magaalada Los Angeles ayaa sheegay in ninkan hubesani uu fuulay gaadhi,kaddib markii uu dilay gabadha yar.<\/p>\n<p>Qof goob jooge ah ayaa warfidiyeenada u sheegay inuu maqlay xabbada kala duwan,sidoo kalena uu maqlayey qaylada haweeney,taasi oo lahayd \u201cWaxay toogteen ilmahaygii yaraa,waxay toogteen ilmahaygii yaraa\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.trbimg.com\/img-56bb5518\/turbine\/la-me-ln-3-month-old-baby-shot-in-face-in-comp-001\/750\/750x422\" alt=\"Compton, Calif.\" \/>Sidoo kale oo qofkan goob jooga ah ayaa sheegay inay hooyada dhashay ilmaha yar ay wacday nabarka caawimada ee 911.<\/p>\n<p>Qofkan goob joogaha ah ayaa sidoo kale sheegay in aabaha dhalay inanta yar oo ka shaqeeya geerash uu lala cararay inanta yar,gacmihiisana ku geeyey cisbitaalka St. Francis Medical Center .<\/p>\n<p>Markii la geeyey cisbitaalka ayaa ilmahan yari ku dhimatay cisbitaalka gudihiisa,waxaana ay wararka qaar sheegayaan in ilmahan yari uu jirey saddex bilood,balse markii danbe ayaa la sheegay inay jirto hal sano.<\/p>\n<p>Ciidamada booliska magaalada Compton ayaa baadhay qofkii geystay dilkan foosha xun,waxaana uu sheegay sarkaal ka tirsan ciidamada danbi baadhista oo la hadlayey in reerka gabadhan yar dhalay ay immika xaaladdoodu aad u kacsan tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/section>\n<\/article>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Inan yar oo 1 sano jir ah ayaa nin hubeysani xalay fiidnimadii ku dilay magaalada Compton ee dhinaca koonfureed ee gobolka Los Angeles ee dalka Maraykanka. Nin ku hubeysan qori ayaa habeenimadii xalay fiidkii hore waxaa uu dilay inan yar oo hal sano jir,waxaana la sheegay inay inantan yari ay ku jirtaa xilligaa xoolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18482,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4O5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18481"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18481\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}