{"id":18475,"date":"2016-02-16T14:16:48","date_gmt":"2016-02-16T14:16:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18475"},"modified":"2016-02-16T14:16:48","modified_gmt":"2016-02-16T14:16:48","slug":"alshabaab-oo-gacanta-ku-dhigtay-diyaarad-nooca-aan-duuliyaha-ahayn-iyo-agabkii-saarnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/16\/alshabaab-oo-gacanta-ku-dhigtay-diyaarad-nooca-aan-duuliyaha-ahayn-iyo-agabkii-saarnaa\/","title":{"rendered":"Alshabaab Oo Gacanta Ku Dhigtay Diyaarad Nooca Aan Duuliyaha Ahayn Iyo Agabkii Saarnaa"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;-Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in\u00a0 Deegaanka Shan Dacaar oo qiyaastii 60-KM u jirta Magaalada Baardheere ay kusoo dhacday diyaarad nooca aan Duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone.<\/p>\n<p>Diyaarada ay ku xidhnaayeen Kaamirooyin iyo qalab kale oo wax basaasa ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab oo ku sugnaa Deegaanka ay kusoo dhacday Diyaaradaasi.<\/p>\n<p>Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay qaateen Diyaarada Dronka iyo qalabkii ku xidhnaa, lamana oga halka ay la aadeen, waxaana dadka deegaanka loo diiday in ay arkaan Diyaarada soo dhacday.<\/p>\n<p>Dhanka kalen diyaarad ayaa la sheegay inuu leeyahay dalka Maraykan,iyadoo noqonays markii ugu horeysay ee ururka Al-shabaab ay gacanta ku dhignaa diyaar nooca Drone \u2013ka oo uu leeyahay dalka maraynkaku,walaw ay jireen\u00a0 diyaarada kale oo ay gacanta ku dhigeen,kuwaas oo ku soo dhacay deegaanada ay maamulaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in\u00a0 Deegaanka Shan Dacaar oo qiyaastii 60-KM u jirta Magaalada Baardheere ay kusoo dhacday diyaarad nooca aan Duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone. Diyaarada ay ku xidhnaayeen Kaamirooyin iyo qalab kale oo wax basaasa ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18476,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4NZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18475"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18475\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}