{"id":18436,"date":"2016-02-14T14:19:49","date_gmt":"2016-02-14T14:19:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18436"},"modified":"2016-02-14T14:19:49","modified_gmt":"2016-02-14T14:19:49","slug":"waxaan-u-aragnaa-inaanu-madaxwaynuhu-diyaar-u-ahayn-inuu-fuliyo-goaamadii-ay-kasoo-saareen-golaha-guurtidu-deegaanka-diiriye-guuleed-aqoonyahan-cabdilaahi-aadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/14\/waxaan-u-aragnaa-inaanu-madaxwaynuhu-diyaar-u-ahayn-inuu-fuliyo-goaamadii-ay-kasoo-saareen-golaha-guurtidu-deegaanka-diiriye-guuleed-aqoonyahan-cabdilaahi-aadan\/","title":{"rendered":"Waxaan U Aragnaa Inaanu Madaxwaynuhu Diyaar U Ahayn Inuu Fuliyo Go\u2019aamadii Ay kaSoo Saareen Golaha Guurtidu Deegaanka Diiriye Guuleed\u201d Aqoonyahan Cabdilaahi Aadan"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;Aqoonyahan Cabdilaahi Sheekh Aadan oo ka mida aqoonyahanada gobolka togdheer ayaa naqdiyay kulan ay la yeesheen madaxwayne siilaanyo wakhtigii uu ku sugnaa magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo ujeedkiisu daraana sidii cuqaasha iyo waxgaradka kazoo jeeda deegaanka diiriye guuleed iyo madaxwayne siilaanyo uga wada hadli lahaayeen deegaanka diiriye guuleed oo ay dhawaan go\u2019aamo kazoo saartay guddi ka socotay golaha guurtida Somaliland taasoo ay soo afjartay muranki ka taagnaa deegaanka sidoo kalena ay u kala xukuntay dadkii ku muransanaa deegaanka.<\/p>\n<p>Kulankan oo ahaa mid ay alabaabadu u xidhnaayeen sida uu ka dhawaajiyay aqoonyahanku isla markaana qaatay saacado badan ayaa sida uu sheegay kusoo dhamaaday natiijo la\u2019aan , \u00a0wallow se uu madaxwayne siilaanyo mar labaad deegaankan usoo saaray guddi ka kooban todoba xubnood oo kazoo talla bixiya muranka ka taagan deegaanka oo sababay mid lagu kala kaco.<\/p>\n<p>Aqoonyahan Cabdilaahi oo maanta warbaahinta uga waramayay habka uu shirkaasi u dhacay ayaa waxa uu xukumada ku eedeeyey inay ku fashilantay fulinta go\u2019aamadii ay kazoo saareen golaha guurtidu deegaanka baliga diiriye guuleed\u00a0 waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201d \u201cwaxaan aad ula yaabay markii aanu burco kula kulanay madaxweyne siilaanyo, waxaanu u gudbinay cabasho aanu kaga cabanaynay go\u2019aankii guurtidu ka soo saartay bali diiriye guuleed oo wasiir ku xigeenka Amnigu mugdi geliyey isagoo horena aanu u arkaynay in uu dhinac la safnaa ayaa waxa dhacdey in uu qoraal usoo diray maamulka gobolka togdheer uu ku amrayo in la fuliyo go\u2019aanka guurtida isla todobaad ka dibna wuxu soo qoray qoraal kale oo uu ku joojinayo fulintii Arintaas oo ceeb ku ah sunnaha dowladnimo ahna wax lala yaabo\u201dsidaas ayuu yidhi cabdilaahi<\/p>\n<p>Sido kalena aqoonyahan Cabdilaahi \u00a0oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi<\/p>\n<p>\u201c hadaba halkii aanu ka eegaynay in madaxweynuhu talaabo cad ka qaato arintan Deegaankiisa\u00a0 runta u sheego ayuu yidhi waxaan magacaabay gudi arintan dhamaysa, meesha uu gudida u magacaabay uma baahna gudi waxaanu u aragna in madaxweynuhu aanu diyaar u ahayn in uu fuliyo go\u2019aankii guurtida isaga oo madaxweyne ku ah mudo kordhintii guurtidu u samaysay waxaan aaminsanahay in xukuumadu dhinac u xaglinayso kana warwareegayso in ay sharciyada fuliso sidaa daraadeed ma sugi doono cid danbe ee waxaanu ku dhaqaaqayna sidii aanu u dhisan lahayn tuuladayada la baabiiyey Ninka naga dheerina ha naga boodo \u201csidaas ayuuna hadalkiisa kusoo koobay aqoonyahan Cabdilaahi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Aqoonyahan Cabdilaahi Sheekh Aadan oo ka mida aqoonyahanada gobolka togdheer ayaa naqdiyay kulan ay la yeesheen madaxwayne siilaanyo wakhtigii uu ku sugnaa magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer. Kulankaasi oo ujeedkiisu daraana sidii cuqaasha iyo waxgaradka kazoo jeeda deegaanka diiriye guuleed iyo madaxwayne siilaanyo uga wada hadli lahaayeen deegaanka diiriye guuleed oo ay dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18437,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Nm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18436"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18436\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}