{"id":18433,"date":"2016-02-14T14:10:44","date_gmt":"2016-02-14T14:10:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18433"},"modified":"2016-02-14T14:10:44","modified_gmt":"2016-02-14T14:10:44","slug":"daawo-sawirada-qaabkii-ay-ciidamada-cirka-somaliya-u-xuseen-sanad-guuradoodii-56-ee-kasoo-wareegtay-asaaskooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/14\/daawo-sawirada-qaabkii-ay-ciidamada-cirka-somaliya-u-xuseen-sanad-guuradoodii-56-ee-kasoo-wareegtay-asaaskooda\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada Qaabkii Ay Ciidamada Cirka Somaliya U Xuseen Sanad Guuradoodii 56 Ee Kasoo Wareegtay Asaaskooda"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;-Ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal-dagay Sannad-guuradii 56-aad ee kasoo Wareegtay markii la Aasaasay, waxaana Xafladda Dabaal-dagga ka qayb-galay RW ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte &amp; Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Jen. C\/qaadir Sh. Cali Diini.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/feb\/2016214635910309307086406Ciidanka_Cirka_Somalia_Xus%20%281%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>RW ku xigeenka Soomaaliya oo Hadal ka jeediyay Munaasabadda, ayaa u si gaar ah u ugu mahad-naqay ciidanka qalabka sida ee Somalia, gaar ahaana ciidanka cirka Soomaaliya iyo Qoysaskooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Carte ayaa ka hadlay muhiimadda ay ciidamada Cirku u leeyihiin DFS iyo sida ay ugu baahan yihiin in lasoo celiyo Sumcaddii iyo Sharaftii ay Horay u lahaayeen, isagoo u mahad-caliyay dhamaan saraakiishii Soomaaliyeed ee ka qayb-qaatay dhismaha ciidanka Cirka Soomaaliya, isagoo si gaar ah u xusay Haweenaydii ugu Horreysay ee Soomaaliyeed oo Duuliye ka noqota Ciidamada Cirka Soomaaliya, Dhamme Asli Calan-side.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/feb\/2016214635910309473890016Ciidanka_Cirka_Somalia_Xus%20%282%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka xumahay in Xaruntii Wasaaradda Difaaca Somalia iyo Xaruntii ciidanka cirka Soomaaliya ay sidan u bur-bur-sanaato, waxaan idinka codsanayaa in la dhiso xaruntaas oo Sannadka dambe ay sidaan ka duwanaato, si loo xuso taariikhdii ay lahayd. Dalkaan wixii sababay burburka dalkan, waxaa ka mid ahaa cadaalad-xumo iyo siyaasad-xumo, waxaana muhiim ah inay innaga go\u2019naato inaysan taasoo kale dib inoogu soo laaban,\u201d ayuu yiri RW ku xigeenka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ciidanka Cirka Somalia ayaa waxaa la Aasaasay sannadkii 1960-kii, iyagoo ka soo Qayb-qaatay Hal-gankii iyo Horumarkii uu Waddankaan lahaa, Waxaana si gaar ah loo xusi karaa gacantii ay ka gaysteen fatahaadihii dhacday Sannadkii 1962-kii iyo Abaartii daba-dheer ee Sannadkii 1974-kii.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/feb\/2016214635910309307086406Ciidanka_Cirka_Somalia_Xus%20%281%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal-dagay Sannad-guuradii 56-aad ee kasoo Wareegtay markii la Aasaasay, waxaana Xafladda Dabaal-dagga ka qayb-galay RW ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte &amp; Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Jen. C\/qaadir Sh. Cali Diini. RW ku xigeenka Soomaaliya oo Hadal ka jeediyay Munaasabadda, ayaa u si gaar ah u ugu mahad-naqay ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18434,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Nj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18433"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18433\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}