{"id":18420,"date":"2016-02-13T16:39:22","date_gmt":"2016-02-13T16:39:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18420"},"modified":"2016-02-13T16:39:22","modified_gmt":"2016-02-13T16:39:22","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-iyo-guddoomiyaha-kulmiye-oo-kormeeray-habsami-u-socodka-diiwaangelinta-codbixiyaasha-ee-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/13\/madaxweyne-ku-xigeenka-iyo-guddoomiyaha-kulmiye-oo-kormeeray-habsami-u-socodka-diiwaangelinta-codbixiyaasha-ee-awdal\/","title":{"rendered":"Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Habsami-u-socodka Diiwaangelinta Codbixiyaasha ee Awdal"},"content":{"rendered":"<div class=\"AppContainer\">\n<div id=\"c_base\" class=\"c_base\">\n<div id=\"c_content\" class=\"c_main\">\n<div id=\"pageContent\">\n<div id=\"pageInbox\" class=\"v-Page\">\n<div id=\"inboxControl0f\">\n<div class=\"containsYSizerBar\">\n<div class=\"ContentRight FullView\" data-link=\"class{:~tag.contentRightClass(Layout.IsFullView, Layout.ReadingPaneMode)}\">\n<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl389f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl394f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer ContentFiltered\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Boorama ( AN)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE \u2013 Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray\u00a0habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal oo ay si rasmi ah uga bilaabantay maanta.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbal-xaakimka si ay uga qaybqaataan hawsha qaran ee diiwaangelinta codbixiyayaasha, waxay kormeer ujeeddadiisu ahayd dhiirrigelinta qaadashada kaadhka iyo qiimaynta sida hawshu u socoto ay ku mareen degaannada hoos yimaada degmooyinka Boorama iyo Baki ee Gobolka Awdal.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE ee doorashada soo socota &#8211; Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo bilaabay kormeerkooda kadib xaflad kooban oo loo sameeyey shaacinta bilowga rasmiga ah ee diiwaangelinta gobolka, waxay si wadajir ah u booqdeen dhawr goobood oo ka mid ah kuwa dadweynaha laga diiwaangelinayey ee gudaha magaalada Boorama oo ay ka mid ahaayeen goobaha ku kala yaal dhismaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Awdal, xarun laga sameeyey hool wayn oo Jaamacadda Camuud ku leedahay ka soo horjeedka Laanta Bangiga Dhexe ee Boorama (Ex xaruntii Hannuunintii hore) iyo kuwo kale, waxaanay si kooban u xog-waraysanayeen hawlwadeennada fulinaya diiwaangelinta siday hawshu ugu socoto iyo inay jiraan wax caqabado ahi, isla markaana waxay ku dhiirrigelinayeen dadweynaha inay u dulqaataan wixii ay la kulmaan oo qaataan kaadhka codbixinta.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxa kaloo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayaa socdaal la xidhiidha kormeerka hawsha bilowga diiwaangelinta uu ku tagay degmada Baki ee Gobolka Awdal, isagoo goobo fagaare ah kala hadlay dadka magaalada Baki iyo tuulooyinka hoos yimaada sida Ruqi oo uu ku wacyigeliyey ka qaybqaadashada diiwaangelinta. Waxa kaloo uu la kulmay odayaasha iyo qaybo ka mid ah bulshada oo ay ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa shaqada hirgelinta diiwaangelintan lagu qaadanayo kaadhadhka codka ay ku bixin doonaan dadweynuhu doorashooyinka u qorshaysan sannadka dambe 2017.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Guddoomiyaha, ahna Murrashax xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo hadal kooban ka jeediyey madal lagaga dhawaaqay bilowga rasmiga ah ee diiwaangelinta Awdal, waxa uu ku hambalyeeyey shacabka Gobolka Awdal bilowga diiwaangelinta oo uu ku tilmaamay inay tahay mid taariikh ahi. Waxa kaloo uu uga mahadceliyey dadweynaha reer Boorama martigelinta wufuudda magaalada u jooga arrintan.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u201cDhawr goobood oo diiwaangelinta ah baanu soo marnay saaka, waa maalintii u horreysay oo waxay iska leedahay qarboqarbo, kuyuugu wuu dheer yahay, dhallinyarada lagu tababaray hirgelinteeduna tababarkii maanta ayuun bay bilaabeen oo waxay ka sii wanaajin doonaan shaqada berri iyo wixii ka dambeeya. Markii ay nala tahay talo ahaana Komishanka ayaanu hoos ugu sheegi ee makarafoonka ka sheegimayno,\u201d ayuu yidhi Md. Muuse Biixi.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\">\n<div class=\"c-PageFooter Unselectable\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"m_whm\"><\/div>\n<div id=\"m_mm\">\n<figure id=\"attachment_18422\" aria-describedby=\"caption-attachment-18422\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1844.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18422\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18422\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1844.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18422\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_18423\" aria-describedby=\"caption-attachment-18423\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1845.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18423\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18423\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1845.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18423\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1849.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18424\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18424\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1849.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<figure id=\"attachment_18425\" aria-describedby=\"caption-attachment-18425\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1851.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18425\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18425\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1851.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18425\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_18426\" aria-describedby=\"caption-attachment-18426\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1854.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18426\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18426\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1854.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18426\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_18427\" aria-describedby=\"caption-attachment-18427\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1859.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18427\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18427\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1859.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18427\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<figure id=\"attachment_18428\" aria-describedby=\"caption-attachment-18428\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1860.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18428\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-18428\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/DSC_1860.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-18428\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" id=\"silentLoginFrame8\" src=\"https:\/\/login.skype.com\/login\/silent?response_type=postmessage&amp;client_id=580081&amp;redirect_uri=https%3A%2F%2Fdub129.mail.live.com%2Fdefault.aspx&amp;state=silentloginsdk_1455380040587&amp;_accept=1.0&amp;_nc=1455380040587&amp;partner=999\" width=\"1px\" height=\"1px\" frameborder=\"0\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boorama ( AN)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE \u2013 Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray\u00a0habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal oo ay si rasmi ah uga bilaabantay maanta. Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbal-xaakimka si ay uga qaybqaataan hawsha qaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18427,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4N6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18420"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18420\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}