{"id":18343,"date":"2016-02-11T16:51:24","date_gmt":"2016-02-11T16:51:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18343"},"modified":"2016-02-11T16:51:24","modified_gmt":"2016-02-11T16:51:24","slug":"daawo-gudomiyaha-golaha-wakiilada-ahna-gudomiyaha-xisbiga-wadani-oo-cadeeyay-inuu-ansixin-doono-gobolnimada-gabiley-inta-uu-joogo-golaha-wakiilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/11\/daawo-gudomiyaha-golaha-wakiilada-ahna-gudomiyaha-xisbiga-wadani-oo-cadeeyay-inuu-ansixin-doono-gobolnimada-gabiley-inta-uu-joogo-golaha-wakiilada\/","title":{"rendered":"Daawo Gudoomiye Ciro oo hadal umuuqda beerlaxawsi sasabasho  ku sheegay Gobalnimada Gabilay in uu meelmarindoono xili xeedho iyo fandhaal kala dhaceen"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA JAMHUURIYADA SOMALILAND AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA MUCAARADKA AH EE WADANI C\/RAXMAAN C\/LAAHI ISMAACIIL (C.CIRRO) IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KUSII JEEDA GOBOLKA AWDAL AYAA ISAGOO WARBAAHINTA GABILEY KULA HADLAY SHEEGAY INUU GOBOLNIMADA GABILEY ANSIXIN DOONO INTA UU JOOGO GOLAHA WAKIILADA SIDOO KALENA UGU DEEQAY TOBAN BOOYADOOD OO BIYO AH. GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA C\/RAXMAN CIRRO AYAA ISAGOO ARIMHAA KA HADLAYA WAXAA HADALADIISII KA MID AHAA<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iXyhUfmC-BM\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE OO KA MID AH XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA EE XISBIGA WADANI OO ISAGUNA HALKAASI KA HADLAY AYAA KA JAWAABAY EEDA GOLAHA WAKIILADA LAGU EEDEEYO INAY HORTAAGAN YIHIIN ANSIXINTA GOBOLNIMADA GABILEY, ISAGOO HALKAASI KA CADEEYEY INAY XUKUUMADA KA SUGAYAAN INAY QIIMAYNTII GOBOLNIMADA HORKEENAAN GOLAHA, HADDII AY KEENI WAAYAANA AY XILDHIBAANADA MUCAARADKA AHI MOOSHINKAASI HORKEENI DOONAAN GOLAHA WAKIILADA.<\/p>\n<p>IYADOO HORE UU BADHASAABKA GABILEY U SHEEGAY INUU CIRO HORJOOGO ANSIXIN LAHAANTA GOBOLKA GABILEY<br \/>\nMADAXWAYNE SIILAANYO AYAA HORE OLOLAHA UGU GALAY INUU ANSIXIN DOONO GOBOLNIMADA GABILEY HADII UU KU GUULAYSTO DOORASHADII MADAXWAYNAHA, ISAGOO KU BALAN FURAY REER GABILEY MAADAAMA XISBUL XAAKINKU HAYSTAAN AQLABIYADA GOLAHA WAKIILADA SHANTII SANADOODNA DHAMAATAY IYADOO AAN LASOO HADAL QAADIN ANSIXINTII GOBOLKAASI<br \/>\nHadaba Iyadoo ay Dadwayana Reer Gabiley Ku Dhaga Barjooben Eedaymaha Ay Masuuliyiintu Midba Mid Ku Eedaynayo Inuu Horjoogo Ansixinta Gobolnimada Gabiley<br \/>\nSu aasha iswaydiinta Mudan Ayaa Ah Sidey u Arkaan Dadwaynahu Balamahan Is Burinaya<br \/>\nMAXAMED XASAN SHEEKH MAXAMED JUBA<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA JAMHUURIYADA SOMALILAND AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA MUCAARADKA AH EE WADANI C\/RAXMAAN C\/LAAHI ISMAACIIL (C.CIRRO) IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KUSII JEEDA GOBOLKA AWDAL AYAA ISAGOO WARBAAHINTA GABILEY KULA HADLAY SHEEGAY INUU GOBOLNIMADA GABILEY ANSIXIN DOONO INTA UU JOOGO GOLAHA WAKIILADA SIDOO KALENA UGU DEEQAY TOBAN BOOYADOOD OO BIYO AH. GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-18343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4LR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18343"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18343\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}