{"id":18333,"date":"2016-02-11T14:05:37","date_gmt":"2016-02-11T14:05:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18333"},"modified":"2016-02-11T14:05:37","modified_gmt":"2016-02-11T14:05:37","slug":"marwo-kaltuun-oo-sharaxday-faraqa-u-dhexeeya-kaadhka-muwaadinka-iyo-midka-codaynta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/11\/marwo-kaltuun-oo-sharaxday-faraqa-u-dhexeeya-kaadhka-muwaadinka-iyo-midka-codaynta\/","title":{"rendered":"Marwo Kaltuun Oo Sharaxday Faraqa U Dhexeeya Kaadhka Muwaadinka Iyo Midka Codaynta"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Marwo Kaltuun Sheekh Xasan oo ka tirsan guddiga doorashooyinka qaranka ayaa ka hadashay farqiga u dhexeeya kaadhka aqoonsiga muwaadinka iyo kaadhka cod bixinta doorashooyinka.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/120.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30648\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/120-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warsaxaafadeed laga soo saaray xarunta guddiga doorashooyinka qaranka, Komishaneer kaltuun oo arintaas sii faahfaahisay haddaladeedii waxaa ka mid ahaa: \u201cWaxaa muhiim ah in aynu fahamno oo bulshadeenu si dhab ah u fahamto qaabka diiwaan galinta codbixiyaha ama kaadhka codbixiyaha.<\/p>\n<p>Inta badan waxa shacabka iskaga qaldan kaadhka cadeynta muwaadinka iyo kaadhka codbixiyaha muwaadinka.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Kaadhka muwaadanimadu waa kaadhka cadeenaya in aad tahay muwaadin reer Somaliland ah.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Bixinta kaadhka muwaadinka waxaa ka mas\u2019uul ah wasaaradda aarimaha guddaha, waxaanu cadaynayaa muwaadinimadaada.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Kaadhka codbixiyaha waa kaadhka aad ku codeyn doonto maalinta doorashada ee hada ay socoto diiwaangelintuusu, gobolwaba waxa ay ka socon doontaa mudada loo cayimay.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Diiwaangelinta Kaadhka codbixinta waxaa ka mas\u2019uul ah guddiga doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Hadii aad haysato kaadhka muwaadinka u sii qaado goobta ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyuxu si ay u cadaato muwaadinimadaadu oo si fudud laguugu diiwaangeliyo qaadashada kaadhka codeynta.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Hadii aanad haysan Kaadhka muwaadinka wax dhib ah malaha waana laguu diiwaangelinayaa si aad u qaadato kaadhka codbixinta.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Waxaa goobta ay ka socoto isdiiwaangelinta kaadhka codbixiyaha ku suguan wakiil sugaya muwaadinimadaada, ka dib waxaa si fudud laguugu diiwaangelinayaa si aad u hesho kaadhka codbixinta.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0Fadlan ha dayicin in aad isu diiwaangeliso qaadashada kaadhka codbixinta, si aanad u waayin xaqaaga codeyneed maalinta doorashada.<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0 ((Muwaadin waa waajib ku saaran dhiirigelinta isdiwaangelinta codbixiyuhu))<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0((Hore isu diwaangeli intaaney kaa xidhmin diwaangelinta codbixiyuhu)).<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Abdifataah M Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Marwo Kaltuun Sheekh Xasan oo ka tirsan guddiga doorashooyinka qaranka ayaa ka hadashay farqiga u dhexeeya kaadhka aqoonsiga muwaadinka iyo kaadhka cod bixinta doorashooyinka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed laga soo saaray xarunta guddiga doorashooyinka qaranka, Komishaneer kaltuun oo arintaas sii faahfaahisay haddaladeedii waxaa ka mid ahaa: \u201cWaxaa muhiim ah in aynu fahamno oo bulshadeenu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18334,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4LH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18333"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18333\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}