{"id":18324,"date":"2016-02-11T13:26:17","date_gmt":"2016-02-11T13:26:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18324"},"modified":"2016-02-11T13:26:17","modified_gmt":"2016-02-11T13:26:17","slug":"gudoomiyaha-xafiiska-imtixaanaadka-somaliland-oo-fariin-u-diray-bahda-imtixaanaadka-ee-wadanka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/11\/gudoomiyaha-xafiiska-imtixaanaadka-somaliland-oo-fariin-u-diray-bahda-imtixaanaadka-ee-wadanka-turkiga\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Fariin U Diray Bahda Imtixaanaadka Ee Wadanka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa\u00a0 ugu baaqay Dawlada Turkiga in guddida imtixaanaadka u qaabilsan wadanka Turkiga si weyn loo fahamsiiyo nidaamka waxbarasho iyo imtixaan ee dalka somaliland.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha oo maanta ka hadlayey kormeer ay ku tageen dugsiga uu Turkigu ka hir geliyey magaalada Hargeysa ee Nile Academy\u00a0 ayaa waxa uu sheegay inay muhiimn tahay in wadanka Turkigu kala garto somaliland iyo somaliya isla markaana ay yihiin laba dal oo kala madax banaan isla markaana ay isku manhaj ahayn waxaana uu yidhi gudoomiyuhu isagoo arimahasi ka hadlaya sida tan<\/p>\n<p>\u201d \u201dWaxaan jecelahay\u00a0 inaan dawlada Turkiga u sheego maadaama oo dugsigooda magaalada Hargeysa uu sanadka u fadhiisanayo imtixaanaadka, waxaan ogahay xeer ayey leeyihiin Turkigu oo guddi imtixaanaad ayey leeyihiin sida aynu inaguba u leenahay, sidaas darteed imtixaan ayey doonayaan\u00a0 inay qaadaan mustaqbalka markaa waxaan doonayaa in aad loo fahamsiiyo\u00a0 inaanay iskaga qaldamin guddida imtixaanaadka Turkiga wadamada\u00a0\u00a0 somaliland iyo somaliya, Xamarna ay caasimad u tahay somaliya\u00a0 somaliland-na ay caasimad gaar ah leedahay\u00a0 waana inay ku tala galaan arintaas.\u201dGudoomiye Daa\u2019uud Axmed<\/p>\n<p>Gudoomiyuhu isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaa ku daray<\/p>\n<p>\u201d \u201dAniga gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka somaliland waxaan doonayaa in la ogaysiiyo guddida imtixaanaadka dalka Turkiga inuu somaliland ka jiro guddi la mid ah oo caalami ah oo imtixaanaadka qaranka qaabilsan.\u201dsidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay gudoomiyaha imtixaanka qaranka somaliland Daa\u2019uud Axmed faraax<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa\u00a0 ugu baaqay Dawlada Turkiga in guddida imtixaanaadka u qaabilsan wadanka Turkiga si weyn loo fahamsiiyo nidaamka waxbarasho iyo imtixaan ee dalka somaliland. Gudoomiyaha oo maanta ka hadlayey kormeer ay ku tageen dugsiga uu Turkigu ka hir geliyey magaalada Hargeysa ee Nile Academy\u00a0 ayaa waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18325,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ly","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18324"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18324\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}