{"id":18295,"date":"2016-02-10T14:16:37","date_gmt":"2016-02-10T14:16:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18295"},"modified":"2016-02-10T14:16:37","modified_gmt":"2016-02-10T14:16:37","slug":"sheekh-codsaday-in-loo-keenno-tuducyo-ka-mida-gabayada-abwaan-tima-cadde-oo-uu-sheegay-in-laga-saaray-diiwaankiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/10\/sheekh-codsaday-in-loo-keenno-tuducyo-ka-mida-gabayada-abwaan-tima-cadde-oo-uu-sheegay-in-laga-saaray-diiwaankiisa\/","title":{"rendered":"Sheekh Codsaday In Loo Keenno Tuducyo Ka Mida Gabayada Abwaan Tima-cadde Oo Uu Sheegay In Laga Saaray Diiwaankiisa"},"content":{"rendered":"<p><i><b>Ninka ka duday Dastuurka iyo Waxyiga Diinta ka carrowye\u2026\u2026.\u201d<\/b><\/i><\/p>\n<p>Arabsiyo News&#8212;Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah Culimada Hargeysa, ayaa Tafaasiil ka bixiyey faham uu ka qaatay laba Tuduc oo ka mid ah laba Gabey oo ka mid ah Suugaantii Alle ha u Naxariistee Abwaan Cabdillaahi Suldaan Tima-cadde, kuwaasi oo ka hadlaya ahmiyadda ku dhaqanka Diinta Islaamka iyo ilaaqaad lala yeesho dawladaha Reer galbeedka.<br \/>\nSheekh Aadan-Sune, wuxuu sheegay in labadaa tuduc ee ka midka ah gabayada abwaan Tima-cadde uu rumaysan yahay in dad dano gaar ah lihi ka saareen diiwaanka abwaanka isla-markaana uu waayay.<br \/>\nSheekha oo ka hadlayey ayaa yidhi, \u201cSuugaanta abwaan Tima-cadde qayb baanad ka helaynin meelaha wax lagu keydiyo oo laga masaxay, waan doon-doonay waanan waayay ee ninka helaa anniga ha ii keenno.\u201d<br \/>\nSheekh Aadan-Sune, oo sii hadlaya, ayaa sheegay, \u201cKonton Sannadood horteed buu gabiyey tiriyey abwaan Tima-cadde, waxaana gabeygaas midhaha aan ka waayey meelaha wax lagu keydiyo ka mid ah:-<br \/>\n<i><b>Mas Waabaydii lama dhuunyado iyo Midhihii dhunkaaleede<br \/>\nManfac aan la cunin baa jiroo Mawdka kuu sida<br \/>\nMaraykan iyo waa kay baxshaan Madaxda NATO.<\/b><\/i><\/p>\n<div id=\"main\" class=\"col-xs-8 clearfix\">\n<article id=\"post-575\" class=\"clearfix post-575 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-news\">\n<section class=\"post_content clearfix\">Waxaanu intaa ku daray, \u201cMar kale wuxuu Abwaanku leeyahay, <i><b>\u2018Ninka ka duday Dastuurka iyo Waxyiga Diinta ka carrowye\u2019. <\/b><\/i><\/p>\n<p>Labadaaba waan baadhay oo waan ka waayay diiwaanka suugaanka abwaan Tima-cadde, illeyn waalla dabar-tirayaaye, ninkii helaa ha ii keenno.\u201d<br \/>\nSheekhu waxa uu sheegay in arrimahaa uu abwaanku ka hadlayey wakhtigaa fog ay maanta haystaan ummadda Islaamka ah oo ay Soomaalidu ka mid tahay.<\/p>\n<p><b>Arabsiyo Desk<br \/>\nArabsiyonews@gmail.com<\/b><\/section>\n<\/article>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninka ka duday Dastuurka iyo Waxyiga Diinta ka carrowye\u2026\u2026.\u201d Arabsiyo News&#8212;Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah Culimada Hargeysa, ayaa Tafaasiil ka bixiyey faham uu ka qaatay laba Tuduc oo ka mid ah laba Gabey oo ka mid ah Suugaantii Alle ha u Naxariistee Abwaan Cabdillaahi Suldaan Tima-cadde, kuwaasi oo ka hadlaya ahmiyadda ku dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18298,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4L5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18295"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18295\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}