{"id":1829,"date":"2014-12-17T16:33:05","date_gmt":"2014-12-17T16:33:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1829"},"modified":"2014-12-17T16:33:05","modified_gmt":"2014-12-17T16:33:05","slug":"cidanka-dekeda-berbera-ayaa-dhaawac-soo-gaadhsiiyay-wariye-mubaarik-nirig-cadaymaha-dhaawac-muujinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/17\/cidanka-dekeda-berbera-ayaa-dhaawac-soo-gaadhsiiyay-wariye-mubaarik-nirig-cadaymaha-dhaawac-muujinta\/","title":{"rendered":"Cidanka Dekeda Berbera Ayaa DHaawac Soo Gaadhsiiyay Wariye Mubaarik Nirig +Cadaymaha DHaawac Muujinta  ."},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Mid Ka Mida Cidanka dekeda berbera oo lagu magacaabo Taylan ayaa dhaawac soo gaadhsiiyay wariye Television somsat ee gobolka saaxil mubaarik nirig .saaka abaaro 1:00 subaxnimo.wariye mubaarik nirig ayaa ku sugnaa wakhigaa dhaawacu soo gaadhay Albaabka hore xafiiska badhsaabka gobolka saaxil \u201c<!--more--><\/p>\n<p>Wariye mubaarik nirig oo warbaahinta uga xogwaramay sida wax u dhaceen Ayaa yidhi .Abaaro 1:00 subaxnimo saaka ayaa aniga oo wata gaadhigayga waxa aan tegay xafiiska badhsaabka gobolka saaxil .markii aan isdhi hore u galan ayaa asakariga ilaaliya mareeye ku xigeenka dekeda berbera oo dhexe fadhiya gaadhiga mareeye ku xigeenka dekeda<\/p>\n<p>igu yidhi istaag dib u qaad gaadhiga . waan la hadlay maxaa dhacay inta uu soo degay ayuu sibitoor ila dhacay sidaa ayaa nabardu igu soo gadheen waa<\/p>\n<p>Sidaa ayuu kiisku u dhacay .waxaan si gaara ugua mahad naqay taliyaha qaybta ee gobolka saaxil gaashanle cali cabdi xayd markii aan u dacwad tagay si fiican i soo dhawaeeyay askarigii u yeedhay sharciga mariyay \u201c<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/20141217_105747-1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1831\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/20141217_105747-1.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"20141217_105747 (1)\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/mubaarik.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1832\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/mubaarik.jpg?resize=308%2C359\" alt=\"mubaarik\" width=\"308\" height=\"359\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Berbera Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Mid Ka Mida Cidanka dekeda berbera oo lagu magacaabo Taylan ayaa dhaawac soo gaadhsiiyay wariye Television somsat ee gobolka saaxil mubaarik nirig .saaka abaaro 1:00 subaxnimo.wariye mubaarik nirig ayaa ku sugnaa wakhigaa dhaawacu soo gaadhay Albaabka hore xafiiska badhsaabka gobolka saaxil \u201c<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1832,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-tv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1829"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1829\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}