{"id":18281,"date":"2016-02-09T14:53:16","date_gmt":"2016-02-09T14:53:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18281"},"modified":"2016-02-09T14:53:16","modified_gmt":"2016-02-09T14:53:16","slug":"xerada-ciidamada-ee-bir-jeex-xaafada-axmed-dhagax-baa-leh-hadii-xukumadu-isku-daydo-inay-iibisana-waa-inaad-ka-dagaalantaanex-wasiir-cabdi-haybe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/09\/xerada-ciidamada-ee-bir-jeex-xaafada-axmed-dhagax-baa-leh-hadii-xukumadu-isku-daydo-inay-iibisana-waa-inaad-ka-dagaalantaanex-wasiir-cabdi-haybe\/","title":{"rendered":"\u201cXerada Ciidamada Ee Bir-Jeex Xaafada Axmed Dhagax Baa Leh, Hadii Xukumadu Isku Daydo Inay Iibisana Waa Inaad Ka Dagaalantaan\u201dEx Wasiir Cabdi Haybe."},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;-Wasiirkii hore ee wasaarada Caafimadka Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Cabdi Haybe isla markaana ka soo jeeda Gobalka Hawd iyo xaafada Axmed Dhagax ayaa maanta mar uu ka hadlaya xaflad xisbiga wadani kusoo dhawaynayeen Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo taagerayaashiisa waxa uu ka Hadley wararka sheegaya in xukuumada madaxweyne Siilanyo ay wado qorshe ay ku iibineyso dhismaha xerada ciidamada qaranku ku leeyahiin Bir-jeex.<\/p>\n<p>Waxaana Uu Cabdi Haybe Uga Digay Xukumada madaxwayne siilaanyo inay isku daydo inay iibiso xerada ciidamada ee bir-jeex sidoo kalena Waxa Uu Bulshada Xaafada Axmed Dhagax Ugu Baaqay inay ka dhiidhiyaan isla markaan ay ka dagaalamaan qorshahaas ay xukumadu maleegayso, Sidoo kalena Waxa uu sheegay inay xeradaasi ay ledahay xaafada Axmed Dhagax Waxaan uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maalmahan maqlaayey xukuumada Somaliland ayaa rabta in ay iibiso xerada ciidmada ee Bir-Jeex \u00a0xeradaas waxaa \u00a0iska leh xaafada Axmed Dhagax mana suurto gali karto hadii ay xukuumadu arintaasi \u00a0isku deydana waa in ay xafaada Axmed Dhagax ay ka dagaalantaa\u201d ayuu yidhi \u00a0siyaasiga Cabdiheybe.<\/p>\n<p>Si kasteba ha haatee hadalka kasoo yeedhay wasiirkii hore ee caafimaadka SomalilandCabdi Haybe Ayaa kusoo beegmayay xili ay jiraan warar sheegaya inay xukumada madaxwayne siilaanyo qorshaynayso iibinta Xerada Ciidamada Qaranka somaliland ee Bir-jeex ee ku taal magaalada hargeysa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Wasiirkii hore ee wasaarada Caafimadka Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Cabdi Haybe isla markaana ka soo jeeda Gobalka Hawd iyo xaafada Axmed Dhagax ayaa maanta mar uu ka hadlaya xaflad xisbiga wadani kusoo dhawaynayeen Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo taagerayaashiisa waxa uu ka Hadley wararka sheegaya in xukuumada madaxweyne Siilanyo ay wado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18282,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4KR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18281"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18281\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}