{"id":18278,"date":"2016-02-09T14:50:49","date_gmt":"2016-02-09T14:50:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18278"},"modified":"2016-02-09T14:50:49","modified_gmt":"2016-02-09T14:50:49","slug":"daawo-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-wadani-oo-xaflad-soo-dhawayn-ah-u-sameeyey-siyaasi-cabdirashiid-xasan-mataan-iyo-taageerayaaashiisa-oo-kusoo-biiray-xisbigasawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/09\/daawo-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-wadani-oo-xaflad-soo-dhawayn-ah-u-sameeyey-siyaasi-cabdirashiid-xasan-mataan-iyo-taageerayaaashiisa-oo-kusoo-biiray-xisbigasawiro\/","title":{"rendered":"Daawo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo Taageerayaaashiisa oo kusoo Biiray Xisbiga+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Arabsiyo News&#8212;Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa maanta xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Musharaxii Madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan shaaciyay inuu iska casilay xilkaasi iyo waliba tageerayaal badan.<\/p>\n<p>Waxaana munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla mar ahaantaana ka qabsoontay Hotel Ambassador Ee magaalada Hargeysa kasoo qayb galay Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ahna Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland MUdane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani, Salaadiin, Cuqaal, Waxgarad, Dhalinyaro, Haween, Taageerayaasha xisbiga wadani iyo waliba marti sharaf kale oo aad u tiro badan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-544\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat10-740x500.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat10-740x500.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat10-600x405.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat10.jpg 786w\" alt=\"mat10\" \/><\/p>\n<p>Waxaana Munaasibadan ugu horeynba hadalo Kooban kasoo jeediyay Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ahna Afhayeenka Xisbiga wadani Iyo Xoghayaha Guud ee xisbiga wadanu Maxamed cabdilaahi UurCadde. Waxaanay si wada jira uga dhawaajiyeen Inay si kal iyo Laaba ugu soo dhawaynayaan Xisbiga wadani Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan iyo taageerayaashiisaba\u00a0.<\/p>\n<p>Sidoo kalena waxa isna gobtaasi ka hadlay Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex Saciid Bustaale waxaana uu sheegay isagoo ku hadlaya afka guidada xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex inay si wayn usoo dhawaynayaan siyaasi cabdirashiid Xasan mataan iyo taagerayaashiisa Waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-537\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat1-740x456.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat1-740x456.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat1-600x370.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat1.jpg 822w\" alt=\"Mat1\" \/><\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlaya magaca gudida xisbiga wadani ee gobolka maroodi-jeex haday noqoto garabka dhalinyarada, garabka haweenka,gudiyada degmooyinka ee gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani dhamaantayo waxaan si wada jira usoo dhawaynaynaa Siyaasiga Cabdirashiid xasan Mataan iyo taagerayaashiisa isku jira siyaasiyiinta,dhalinyarada haweenka uu isago hormuudka u yahay ee maanta ay xaflada soo dhawaynta ah u qabanay ee waliba awoodooda iyo cududooda taageraba kusoo biiriyay xisbiga wadani,Waxanan leenahay waa guul usoo hoyatay xisbiga wadani idinkuna soo dhawaada mar labaad iyo marsadexaadba ayaan idin leenahay waana idin garab taaganahay\u201dSidaas ayuu dhahay Saciid Bustaale.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-539\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-740x465.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-740x465.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-600x377.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3.jpg 831w\" alt=\"mat3\" \/><\/p>\n<p>Geesta kalena waxa isna halkaasi ka hadlay Suldaan Ciise oo kamida salaadiin somaliland waxaana uu sheegay inuu cududiisa taagero la baar bartaagan yahay xisbiga wadani waxaana uu yidhi-<\/p>\n<p>\u201cmarkii hore xisbiga wadani waan taageeri jiray iminkana si ka adag sidaan u taageri jiray xisbiga wadani ayaan u taageerayaa anoo suldaan insha alllah xisbiga wadanina way kusoo biiri doonaan dadka indhee garadka ah waxaanu noqon doonaa xisbiga haga hadii alle idmo dalka somaliland meel wacana gaadhsiin doona\u201dSuldaan Ciise.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-541\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat5-740x570.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat5-740x570.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat5-600x462.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat5.jpg 800w\" alt=\"mat5\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kalena waxa iyana hadalada iskaga daba maray Musharaxiinta u tartamaya jagada madaxwayne ku xigeenka xisbiga wadani Maxamed cali Iyo Ahmed Muumin Seedi Waxanay sidoo kale iyagu ka dhawaajiyeen inay si kal iyo laaba usoo dhawaynayaan cabdirashiid xasan mataan sidoo kalena waxay sheegeen inay ka wada go\u2019an tahay inay horumariyaan xisbiga wadani waxaana ay yidhaahdeen.<\/p>\n<p>\u201cSanadkii 2012 horaantiisi markii uu wadani ahaa ururka ee uu soo koraya ayaa xafalad lagu qabtay magaalada borama ayan idhi sanadka roobku fiican yahay ee barwaaqada ah todomka ama diraacdu waxay ka curataa galbeedka xafiiskii ugu horeeyey ee xisbiga wadanina waxa laga furay magalada borama maanta ilaa malintaana taageerayaal fara badan oo kasoo jeeda borama ayaa kusoo biiray xisbiga wadani,Masuuliyiin xisbiga wadani ah ayaa dhawr jeer igula kaftamay ushaad sidataa way qurux badnaan lahayd wayna xoog badnaan lahayd waanan isla garanayn waxay u jeedeen balse cabdirashiid Imaantinkiisu waa madal ah midnimo iyo wada jir gobolada galbeedka ah waanay qirayaan inay ushii maalintaa ay ka qurux badan tahay maanta ayna ka awood badan tahay oo walibana xagaa gobolada galbeedka aanay dabayli ka imaanayn waxaan leeyahay cabdirashiid SOo dhawaw adiga iyo taageradaaduba waanan idin soo dhawaynaynaa waana Guul usoo hoyatay xisbiga\u201dSidaas waxa dhahay Maxamed Cali oo ah musharaxa madaxwayne ku xigenka wadani.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-538\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat2-740x447.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat2-740x447.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat2-600x362.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat2.jpg 818w\" alt=\"mat2\" \/><\/p>\n<p>\u201cRuntii aniga farxad gaara ayay ii tahay inuu nagu soo biiro cabdirashiid xasan mataan iyo taagerayaashiisuba anigana waxa ii guula in dadkii wadani ii xidhay reer awdal ay maanta iskugu yimaadeen taariikhda ayaana i qori doonta waxaan aad iyo aad ugu faraxsanay soo dhawaynayaan qalbi furana kusoo dhawaynayaa oo saxaafadana aan marag uga dhigaa in cabdirashiid uu yahay marna aan abti u ahay marna isagu ii yahay,waxaana nasiib wanaaga in cabdirashidi oo abti ii ah marna aan abti u ahay ama isagaa maanta isoo dhawayn lahaa ama anaa soo dhawayn lahaaye waxaan nasiib u helayy inaan isaga maanta aan anigu soo dhaweeyo waxaanan u sheegay taageerayaasha halkan iskugu yimiday in cabdirashiid xasan iyo Maxamed Cali ba ay yihiin gar bahayga anagoo reer awdal ahna aan rabno inaan guul gaadhsiino isna bar bartaagno xisbiga wadani waana soo dhawaynaya walaalkay cabdirashiid xasan soo dhawaw ayaan leeyahay\u201dSidaas waxa yidhi isna Ahmed Muumin Seed oo ah musharaxa jagada Madaxwayne ku xigeenka wadani.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-543\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat9-740x544.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat9-740x544.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat9-600x441.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat9.jpg 805w\" alt=\"mat9\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kalena waxa isna goobtaasi ka hadlay siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Oo ah siyaasiga kuso biiray xisbiga wadani waxana uu sheegay inuu ku faraxsan yahay soo dhawaynta loo sameeyey ee kusoo biirida xisbiga wadani sidoo kalena wax uu ka hadlay ajadaha uu ugu soo biiray xisbiga wadani waxaana kamid ahaa hadaladiisi sida tan<\/p>\n<p>\u201cMaanta farxad wayn ayay ii tahay in laygu soo dhaweeyo xisbiga wadani imaatinka aan nimi wadanina aniga iyo taageerayaashayda,siyaasiyiinta iyo waliba rag badan oo aad dib ka maqli doontaana oo kala jooga gobolada dalka iyo daafaha duniduna waxay ahayd fikir aan ka midaysanahay ujeedadiisuna ay tahay in dalka isbadal ka dhaco markuu uu ololaha doorasho uu ku jiray xisbiga kulmiyena Madaxwayne Daahir riyaale ayaa yidhi somaliland waxay u baahan yahay cid u talisa ee uma baahna cid u abtirisa waxaana ayaan darro noqday in xisbigii dadku taageereen ee u sheegay beenta ee yidhi waxaan ka wanaagsanaan doonaa xisbiga Udub inay noqotay guntiisi iyo gabagabadiisii xisbi noqda shirkad ama xukumada noqota shirkada hamigoduna uu noqdo wax urursi iyo dhaqaale boob waxa layna baray waxa layna badaa ka badan, dalkeenuna halka uu maanta marayo waad kawada war qabtaan dalkeenii waxa uu u baahan yahay badbaado aniguna waxaan ahaa nin qaramada midoobay ka shaqeeya dalkana waxa i keenay waa lexo jeclo aan ka qabod dalkayga\u201d<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-542\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat6-740x450.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat6-740x450.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat6-600x365.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat6.jpg 830w\" alt=\"mat6\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kalena isagoo cabdirashidi Xasan Mataan hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan go\u2019aansaday inaan dantii qoys ka baxoo dan qaran aaan raadiyo iyo inaan noqdo jiil cusub oo dalka hor gali kara dhalinyaradana ku baraarujiyo inaanay siyaasadu noqon wax la baqo ee ay noqoto wax lagu dhiirado haday sidaa ahayd hadaan xisbiga ucid ka raadinay hadii aad aniga iyo jamaalba aad noogu hiiliseen inaanu xisbigii ucid dib usoo noolayno waxa ayaan daro noqotay in xisbigi ucid noqon waayo xisbi sii socon kara ama tartan gali kara ama dal lagu aamini karo. Markaan arkay in badbaadadii qaranku ku jirto wadani waxaaan ku qancay indhahana aanan ka laaban waayo waxii aan dalka u imi fulinteedu mar walba way i hortaala taasina waa sababta kaliftay inaan xisbiga wadani ku biiro aniga iyo taagerayaashayaduba\u201dSidaas ayuu kusoo Koobay hadalkiisa Cabdirashiid Xasan Mataan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-539\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-740x465.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-740x465.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3-600x377.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/mat3.jpg 831w\" alt=\"mat3\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kalena afhayeenka garabka dhalinyarada xisbiga wadani Maxamed Sidiiq Dhamme oo isna halkaasi hadalo kooban kasoo jeediyay ayaa waxa uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cbah waynta uu hogaaminayo Siyaasi cabdirashiid Xasan mataan waxaan hadaan nahay dhalinyarada idinku soo dhawaynaynaa waji Furan kalgacal iyo kalsooni maanta aan ula baxnay salaasadii waynayd dhalinyaro ahaana waxay noo tahay farxad cabdirashiidna waxaan leenahay anaga dugsibaad noo tahy waan kugu diirsanaynaa waxaan kaa dhaxlaynaa hankaaga siyasadeed adoo maanta 40 jira siyaasada kusoo gashay halka siyaasiyiinta loolamaya uu 90 jirku u yar yahay, xisbiga wadanina waxa uu noqon doonaa xisbiga kaliya ee ka taliyaha horumarka dalka\u201dMaxamed Sidiiq Dhamme<\/p>\n<p>Dhanka kalena waxa iyana halkaasi hadala iskaga danbeeyey siyaasiyiin dhalinyaro taageerayaasha ku so biiray xisbiga wadani xildhibaano iyo waliba masuuliyiin kale iaygoo hadaladoodu ay iskugu soo biyo shubanayeen inay si kal iyo laaba usoo dhawaynayaan taagerayaasha kusoo biray xisbiga wadani ee uu hogaaminayo cabdirashiid Xasan Mataan sidoo kalena siyaasiyiinta kalena ugu baqay inay kusoo biraan xisbiga wadani.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-540\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat4-740x414.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat4-740x414.jpg 740w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat4-600x335.jpg 600w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Mat4.jpg 814w\" alt=\"Mat4\" \/><\/p>\n<p>Gabagabadiina waxa munaasibadaasi soo afmeray gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland waxaan auu mahadceliyay cid kaste oo kaso qayb gashay munaasibadani,waxaana farxad wayn inoo ah dhamaanteen inaynu maanta halkan kusoo dhawaynayo oo aynu kusoo dhaweeyno qalbigeen oo aynu kusoo dhawayno suugaan kusoo dhawayno calamo wadani ah oo aynu kusoo dhawayno farxad siyaasiga caanka ah ee Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo taageerayaashiisa kusoo biiray wadani waxaan halkan cadaynayaa in taagerayaasha soo biiray, cabdirashiid xasan mataan, dhalinyaraadaasi aanay ahayn marti ayna yimaadeen xisbigoodii cid ka xigtaana ma jirto mid aasaasay iyo mid kusoo biiray toona kama xigo waxaanan leenahay kusoo dhawaada xisbiguna waa idin soo dhawaynayaan,Waxaanan ku kalsoonahay in cabdirashiid waato aragnimadiisa aqoontiisa kartidiisa iyo taagerayaashiisuba ay xisbiga wadani kusoo biirin doonaan awood iyo cudud oo furo u noqon doonta in xisbiga wadanu guulayso waxaanan leenayay soo dhawaada dhamaantiin\u201dGudoomiye Cirro<\/p>\n<p>Sidoo kalena gudoomiyuhu isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu ka hadlay diiwaangalinta codbixiyayaashu ee ka socota dalka somaliland waxaana uu yidhi\/<\/p>\n<p>\u201cWaxaad la socoteen in dalka ay ka socotay diwaangalinta codbixiyaayaasha balse waxa laysku dayay in la dibin daabyeeyo oo aanay bilaabmin hase yeeshee alle mahaddii arinkaa waan ka guulaysanay waxaanan ku amaanayaa go\u2019aamadii adkaa ee komishanka qaranka,waxaan ku amaanaya isqabsiga gacmaha ee axsaabta waxaynu ka baxnay tijaabadii lagu eegayay inay guulaysan karto diiwaangalintu waxaan shacbiga togdheer ugu mahadnaqayaa iaydoo lagu jiro xili adag oo jilaal iyo duruuf qalafsan inay go\u2019aansadeen inay ka midho dhaliyaan inay guulayso diiwaangalintu shacabka togdheerna aad iyo aad ayay u mahadsan yihiin\u201dSidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay gudoomiye cirro.<\/p>\n<p>Si kasteba ha haatee intii ay socotay munaasibadani ayaa waxa halkaas lagu soo bandhigay sugaano iyo heeso ka turjumaya soo dhawaynta siyaaasiyiinta iyo xisbiga wadani horumarkiisa.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oom_pDz3H_o?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa maanta xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Musharaxii Madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan shaaciyay inuu iska casilay xilkaasi iyo waliba tageerayaal badan. Waxaana munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla mar ahaantaana ka qabsoontay Hotel Ambassador [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18279,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4KO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18278"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18278\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}