{"id":18269,"date":"2016-02-09T14:23:55","date_gmt":"2016-02-09T14:23:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18269"},"modified":"2016-02-09T14:23:55","modified_gmt":"2016-02-09T14:23:55","slug":"madaxweyne-siilaanyo-oo-safiirada-norwey-holland-iyo-denmark-nairobi-u-fadhiya-hargeysa-ku-qaabilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/09\/madaxweyne-siilaanyo-oo-safiirada-norwey-holland-iyo-denmark-nairobi-u-fadhiya-hargeysa-ku-qaabilay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Siilaanyo Oo Safiirada Norwey, Holland iyo Denmark Nairobi U Fadhiya Hargeysa Ku Qaabilay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsyiyo News&#8212;&#8211;Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ku qaabilay safiiirada Dalalka Norwey, Holland iyo \u00a0Denmark u fadhiya Magaalada Nairobi \u00a0oo ay wehelinaysay \u00a0sarkaalka Dawlada Ingiriiska u qaabilsan kaalmada Afrika, waxana kulanka lagaga wadahadlay arimo ay ka mid yihiin deeqda sanduuqa dhaqaalaha Somaliland, hirgelinta Diiwaangelinta iyo Doorashada iyo mashaariicda kale ee arimaha bulshada iyo kaabayaasha nolosha aadamaha ee wadamadani ka taageeraan somaliland.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ulLGUdRN43Y?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsyiyo News&#8212;&#8211;Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ku qaabilay safiiirada Dalalka Norwey, Holland iyo \u00a0Denmark u fadhiya Magaalada Nairobi \u00a0oo ay wehelinaysay \u00a0sarkaalka Dawlada Ingiriiska u qaabilsan kaalmada Afrika, waxana kulanka lagaga wadahadlay arimo ay ka mid yihiin deeqda sanduuqa dhaqaalaha Somaliland, hirgelinta Diiwaangelinta iyo Doorashada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18270,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4KF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18269"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18269\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}