{"id":18196,"date":"2016-02-06T18:07:56","date_gmt":"2016-02-06T18:07:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18196"},"modified":"2016-02-06T18:07:56","modified_gmt":"2016-02-06T18:07:56","slug":"odaygu-xikmad-waynaa-wali-ma-arag-qof-la-mid-ah-wq-cabdifataax-giryaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/06\/odaygu-xikmad-waynaa-wali-ma-arag-qof-la-mid-ah-wq-cabdifataax-giryaad\/","title":{"rendered":"Suhayb Yare Iyo Qisadii Dhexmartay Odaygii Waayeelka ahaa&#8212;W\/Q: Cabdifataax Giryaad"},"content":{"rendered":"<p>Suhayb waxa uu ahaa wiil shaqaysta oo xogiisa maala, isla mar ahaanataana ku so barbaaray nolol qiimo leh iyo Dad wax garad ahaa, waxa uu ahaa wiil da\u2019yaraa oo\u00a0 jecel inuu la socodo Dadka ka waawayn, Wuxuu sidaasi ahaadoba maalin maalmaha ka mid ah ayaa, waxa uu la kulmay oday lagu magacaabi jiray <strong>Aw-Xarbi<\/strong> oo ay isku barteen meherad yar oo uu isla mar ahaantaa ka shaqayn jiray, odaygii iyo suhayb yare siday maalin kasta u kulmayeen ayaa maalin maalmaha ka mid ah, waxa ay u galeen dhankaasi iyo jacaylka, la isla soo wad sheekada suhayb yare ayaa su\u2019aalay <strong>\u201cAdeer Jacaylkan ka waran\u201d. <\/strong>Odaygii wax garad buu aahaaye, wuxuu ugu jawaabay sidan<strong> \u201c Adeer Nin ilaahay jecel yahay Hablo ma Barto\u201d <\/strong>yaab suhayb yare aamus jawaabna u celin waa, hadana odaygiii u celiyay kuna yidhi<strong> &#8220;Adeer ma hamo Guur baa ku galshay&#8221;<\/strong>, Suhayb yarena ugu jawaab <strong>&#8220;Maya Adeer ee dadkii oo sii wada jeeda uun baan arkee, imika ahaan diyaar uma ihi&#8221;<\/strong>, Odaygii ku yidhi &#8220;<strong>Adeer Calafkaaga uun sug ha ku daalin Caashqa&#8221;, <\/strong>waxay saastahayba Suhayn waxa uu qaatay Taladii odaygaa,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Fiiro Gaara:\u00a0 ha igu qabsan qisadani haday adiga kugu dhacday, wayo ma sheegin magacaaga meeshana ha isku bahdilin sxb<\/p>\n<p>W\/Q: A.phataah Mohammed Giryaad<\/p>\n<p>+252-63-4654654<\/p>\n<p>Aphataahmohammed@gmail.com<\/p>\n<p>Arabsiyo Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8212;&#8211;<\/p>\n<p>Ku xayaysiiso Meheradaa Ama Ganacsigaaga Arabsiyonews.com,\u00a0 kuna soo bandhig Rayigaaga waaxanu kugu soo dhawaynaynaa gacmo Furam,<\/p>\n<p>nagala Soo xidhiidh:<\/p>\n<p>Mobile:-\u00a0 +252-63-4654654<\/p>\n<p>E-mail:-\u00a0 Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Adress: Near Bukaan Kal-kaal Pharmacy Arabsiyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suhayb waxa uu ahaa wiil shaqaysta oo xogiisa maala, isla mar ahaanataana ku so barbaaray nolol qiimo leh iyo Dad wax garad ahaa, waxa uu ahaa wiil da\u2019yaraa oo\u00a0 jecel inuu la socodo Dadka ka waawayn, Wuxuu sidaasi ahaadoba maalin maalmaha ka mid ah ayaa, waxa uu la kulmay oday lagu magacaabi jiray Aw-Xarbi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18147,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-18196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ju","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18196"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18196\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}