{"id":18184,"date":"2016-02-06T13:43:11","date_gmt":"2016-02-06T13:43:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18184"},"modified":"2016-02-06T13:43:11","modified_gmt":"2016-02-06T13:43:11","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-diyaarsaday-dagaal-ka-dhan-ah-dawladnimada-somaliland-iyo-wargeyska-indian-ocean-newsletter-oo-warbixin-ka-qoray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/06\/madaxweynaha-somaliya-oo-diyaarsaday-dagaal-ka-dhan-ah-dawladnimada-somaliland-iyo-wargeyska-indian-ocean-newsletter-oo-warbixin-ka-qoray\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya Oo Diyaarsaday Dagaal Ka Dhan Ah Dawladnimada Somaliland Iyo Wargeyska Indian Ocean Newsletter Oo Warbixin Ka Qoray"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wargeyska caalamiga ah ee The Indian ocean newsletter, ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee shalay wuxuu kaga hadlay dagaal ka dhan ah dawladnimada Somaliland oo uu go\u2019aansaday madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.\u00a0 1111111111111\u00a0 Wargeysku, wuxuu sheegay in dagaalkaas uu ka bilaabay qorshe ay dhawaan beesha caalamku taageertay oo uu isagu dejiyay, kaas oo ah in Somaliland la siiyo saddex xubnood oo ka tirsanaan doona golaha guurtida dalkiisa Somaliya, waxaanu wargeysku sheegay in qorshahan oo ay golaha ammaanku Qaramada Midoobay ansixiyeen uu Somaliland ku darayo inay ka mid noqoto dhinacyada ka qayb galaya doorashada Somaliya ee sannadkan dabayaaqadiisa loogu tallo galay inay dhacdo, doorashadaas oo uu wargeysku sheegay inay u dhowdahay in Xasan Sheekh Maxamudu mar labaad lagu doorto. \u201cMadaxweynaha Somaliya, wuxuu doonayaa inuu caqabad ku noqdo dedaalka ay Somaliland ku doonayso inay aqoonsi ka hesho beesha caalamka.\u201d ayuu wargeysku ku yidhi warbixintiisa.\u00a0 Wargeysku, wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo ka cadhaysanyahay talaabooyinka Xasan Sheekh Maxamuud ee ka dhanka ah dalkiisa Somaliland.\u00a0 Dawladda Somaliland ayaa hore u cambaaraysay qorshahan ay dawladda Somaliya ka dhaadhicisay beesha caalamka, maadaama oo ay Somaliland ka madaxbanaantahay dalka Somaliya oo ay xorriyadeeda kala soo noqotay sannadkii 1991.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n<p>Giryad Yare<\/p>\n<p>Arasbiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wargeyska caalamiga ah ee The Indian ocean newsletter, ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee shalay wuxuu kaga hadlay dagaal ka dhan ah dawladnimada Somaliland oo uu go\u2019aansaday madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.\u00a0 1111111111111\u00a0 Wargeysku, wuxuu sheegay in dagaalkaas uu ka bilaabay qorshe ay dhawaan beesha caalamku taageertay oo uu isagu dejiyay, kaas oo ah in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18186,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ji","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18184"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18184\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}