{"id":18164,"date":"2016-02-05T13:30:59","date_gmt":"2016-02-05T13:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18164"},"modified":"2016-02-05T13:30:59","modified_gmt":"2016-02-05T13:30:59","slug":"alshabaab-oo-la-wareegay-magaalada-marka-ee-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/05\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalada-marka-ee-dalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo la wareegay Magaalada Marka ee dalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-Wararka ka imanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Alshabaab uu maanta la wareegay magaaladaasi ka dib markii ciidammada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay halkaasi ka baxeen.<br \/>\nDad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in magaalada ay Shabaab galeen isla markaasina ay fariisimo ka samaysteen ayaga oo ka taagay calankooda<br \/>\nSida aya wararku sheegayaan wax dagaal ah kama dhicin magaalada.<br \/>\nMid ka mid ah dadka ku nool Marka ayaa BBC u sheegay in waxa uu arkay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xigasho BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-Wararka ka imanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Alshabaab uu maanta la wareegay magaaladaasi ka dib markii ciidammada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay halkaasi ka baxeen. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in magaalada ay Shabaab galeen isla markaasina ay fariisimo ka samaysteen ayaga oo ka taagay calankooda Sida aya wararku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4IY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18164"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18164\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}