{"id":18130,"date":"2016-02-04T13:14:26","date_gmt":"2016-02-04T13:14:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18130"},"modified":"2016-02-04T13:14:26","modified_gmt":"2016-02-04T13:14:26","slug":"duuliyihii-diyaaradda-daallo-ee-qaraxu-ka-dhacay-oo-ka-hadlay-siday-wax-u-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/04\/duuliyihii-diyaaradda-daallo-ee-qaraxu-ka-dhacay-oo-ka-hadlay-siday-wax-u-dhaceen\/","title":{"rendered":"Duuliyihii Diyaaradda Daallo Ee Qaraxu Ka Dhacay Oo Ka Hadlay Siday Wax U Dhaceen"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Wargeyska Maalinlaha ee\u00a0Daily Blic\u00a0ee ka soo baxa caasimadda dalka Serbia ee Belgrade ayaa shalay baahiyay waraysi kooban oo lala yeeshay duuliyihii Diyaaradda Daallo Airlines ee Salaasadii uu qaraxa ka dhacay xilli ay ka duushay Garoonka Diyaraadaha ee Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/111111111111124.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"30486\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/11\/daawo-oday-dhaqmeedka-galbeedka-somaliland-oo-ka-biyo-diiday-saldhiga-milatari-ee-berbera\/shirwaynihii\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/shirwaynihii.jpg?fit=802%2C426&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"802,426\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;HP pc&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1486829854&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"shirwaynihii\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/shirwaynihii.jpg?fit=696%2C370&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30486\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/111111111111124-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1111111111111\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Duuliyaha oo lagu magacaabo\u00a0Vladimir Vodpopivec\u00a0ayaa sheegay inuu filayo inuu qaraxa ahaa wixii ka dhacay gudaha Diyaaradda uu Duuliyaha ka ahaa ee Daallo Airlines, ee \u00a0Flight Number-keedu ahaa D3159.<\/p>\n<p>Duuliyaha oo 64-jir ah waxa uu Wareysigiisa ku xusay inaanay wax burbur ah soo gaadhin halka laga hago Duullimaadka Diyaaradda. \u201cNasiib wanaag, Halka laga kontoroolo Duullimaadka ma burburin, waxaana awooday inaan soo laabto, kuna dego Garoonka\u201d ayuu yidhi Duuliye Vladamir Vodopivec, oo intaasi ku daray inay Ilaahay mahadiisa tahay inay ku dhamaatay si wanaagsan.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlaya sida uu u arkaayay waxa diyaaradda ka dhex dhacay wuxuu yidhi \u201cWaxaan u malaynayaa inuu qarax ahaa, wixii ka dhacay gudaha diyaaradu.\u201d<\/p>\n<p>Duuliye Vladamir Vodopivec oo u dhashay dalka Serbia waxa uu Wareysiga uu siiyey Wargeyka Maalinlaha ee Daily Blic ku xusay inaanu marnaba la kulmi\u00a0dhacdadii toddobaadkan oo kale\u00a0muddadii uu ku soo dhex jiray Xirfadda Duuliyenimo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Diyaaradaasi oo ay la socdeen\u00a074 qof \u00a0Rakaab ah oo ku sii jeeday dalka Jabuuti, waxaa ku dhaawacantay 2 qof.<\/p>\n<p>Warar ayaa waxay sheegayaan in maydka qof ka mid ah Rakaabka oo uu qaraxa ka dhex dusiyey mid ka mid ah Daaqadaha Diyaaradda ayaa laga helay Degmadda Balcad, sida ay caddeeyeen Maamulka Degmadda.<\/p>\n<p>Maydka Marxuumkaasi oo ahaa Nin Oday waxa la geeyayMuqdisho, \u00a0iyadoo la sheegay inuu qaraxu jarjaray qeybo ka mid ah jidhkiisa.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Wargeyska Maalinlaha ee\u00a0Daily Blic\u00a0ee ka soo baxa caasimadda dalka Serbia ee Belgrade ayaa shalay baahiyay waraysi kooban oo lala yeeshay duuliyihii Diyaaradda Daallo Airlines ee Salaasadii uu qaraxa ka dhacay xilli ay ka duushay Garoonka Diyaraadaha ee Muqdisho. Duuliyaha oo lagu magacaabo\u00a0Vladimir Vodpopivec\u00a0ayaa sheegay inuu filayo inuu qaraxa ahaa wixii ka dhacay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18130","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Iq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18130"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18130\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}